Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xal Nabadeed oo laga gaaray beelo ku dagaallamay Luuq

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Xal Nabadeed oo laga gaaray beelo ku dagaallamay Luuq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdigii Nabadaynta uu joogay Degmada Luuq oo kuguuleystay wajiga labaad oo ahaa kulan la iskugu yeeray odayaasha dhaqanka beelaha dirirtu dhexmartay

Kulankan oo ahaa bar bilowga nabadaynta wajiga labaad ee beelaha walalaha ah ee dirirtu dhexmartay ayaa waxaa kasooqayb galay madax wayne kuxigenka dowlada jubbaland wasiiro katirsan XFS xildhibaano ka kala tirsan Golaha shacabka iyo golaha wakiilada jubbaland maamulka degmada Luuq waxgaradka degmada Odayaasha dhaqanka beelaha dirirtu dhexmartay

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Odoyaasba dhaqanka ee labada dhinac ayaa madasha ka sheegay in wixii dhacay laga dawoobo, lagana qeyb qaato Nabadgelyada magaalada.

Ugu danbayntii Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Jubbaland mudane Maxamuud Sayid Aadan, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Deegaanka iyo isbedelka cimilada ayaa soo dhaweeyay heshiiska labada dhinac ay wada gaareen.

Previous Post

Dowladda FS oo dalka dib ugu soo celisay dhallinyaro ku xirnayd Liibiya

Next Post

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga oo gaaray Kismaayo

Next Post
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga oo gaaray Kismaayo

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Ganacsiga oo gaaray Kismaayo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In