Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xal u helidda tabashada dhallinyarada Mooto Bajaajta oo laga wada hadlay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Xal u helidda tabashada dhallinyarada Mooto Bajaajta oo laga wada hadlay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan lagu dar-dargelinayo dadaalada lagu xalinayo Tabashada kasoo yeertay Dhallinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaajta la qaatay Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fardowsa Cusmaan.

Shirkaan oo ay goobjoog ka ahaayeen Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Banaadir, Agaasimayaasha Guud Wasaaraddaha Gaadiidka & Duulista Hawada XFS, Wasaaradda Maaliyadda XFS, Wasaaradda Amniga XFS, Taliyaha Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir iyo Taliyaha Ciidanka Nabadgalyada Waddooyinka ayaa diirada lagu saaray sidii Dhallinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaajta loogu fududeyn lahaa adeegyada ay ugu baahan yihiin Dowladda, maadaama ay yihiin canshuur bixiyeyaal duruufo kala gedisan ku shaqeeya.

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Madaxda shirka ka qeyb-gashay ayaa garowshiyo ka muujiyay tabashada dhallinyarada ku shaqeysata Mooto Bajaajta, iyadoo la isla qaatay in sida ugu haboon loogu fududeeyo adeegyada ay wadayaasha Mooto Bajaajta ugu baahan yihiin Dowladda.

Previous Post

Guddoomiye Aadan Madoobe oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Shacabka BJFS

Next Post

Mahad Axmed Calasoow oo loo magacaabay Agaasime ku-xigeenka Warfaafinta Hirshabeelle

Next Post
Mahad Axmed Calasoow oo loo magacaabay Agaasime ku-xigeenka Warfaafinta Hirshabeelle

Mahad Axmed Calasoow oo loo magacaabay Agaasime ku-xigeenka Warfaafinta Hirshabeelle

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In