Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xabsiga dhexe oo dadaal ku bixiyey ka hortagga COVID-19 +Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Xabsiga dhexe oo  dadaal ku bixiyey ka  hortagga COVID-19 +Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Dowladda Soomaaliya ayaa xamsiga dhexe ee xamar geysay agab looga hortagayo cudurka qatarta ee covid-19 maadaama uu ka mid yahay goobaha looga cabsi qabay inuu si sahlan ugu faafi karo cudurka safmarka ah ee Karoona Feyrus.

Hase ahaatee warbaahinta qaranka ayaa maanta booqtay nololasha maxaabiista ku jirta xamsi dhexe si aan ugu kuur galno sida xaaladaha ay ku suganyihiin waxaana maxaabiistaasi ay isugu jiraan  xukunsanayaal iyo kuwa xukun sugayaal ah .

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Gashale sare  Aadan   Xuseen Kulmiye taliyaha xabsiga dhaxe ee xamar oo wareysi gaar ah siiyay warbaahinta qaranka ayaa sheegay in xaalada ay tahay mid wanaagsan islamarkaana ay sidii loogu talagalay uwadaan ololaha wacyigalinta covid-19 .

“Sidii loogu talagalay ayaan uwadnaa ololaha wacyigalinta, waxaana si joogta ah u illaalinaa nadaafada iyo in si joogta ah loo siiyo wacyigalin ku aadan qatarta uu leeyahay cudurkaan covid-19.ayuu ku daray hadalkiisa  Gashale sare  Aadan   Xuseen Kulmiye taliyaha xabsiga dhaxe ee xamar ayaa

Tar iyo markii uu soo galay dalka cudurka covid-19 lama diwaan galin kiis laga helay gudaha xamsiga dhexe hase ahaate waxaa jiro dadaalo iyo fijignaan dheexi ah oo ay dowladdu ugu jirto sidii loo xakameyn lahaa faafintaanka covid-19 waxaana sidoo kale hada hoos u dhac laga dareemayaa kiisaska laga diwaan geliyay Gobolka Banaadir.

Previous Post

Wasaaradda Awqaafta XFS oo agab looga hortago covid-19 uqeybisay bulshada Gobolka Banaadir+Sawirro

Next Post

Somalia’s Cabinet Appoints the Director-General and Deputy for the newly established independent National Bureau of Statistics

Next Post
Somalia’s Cabinet Appoints the Director-General and Deputy for the newly established independent National Bureau of Statistics

Somalia's Cabinet Appoints the Director-General and Deputy for the newly established independent National Bureau of Statistics

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In