Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xarunta Degmada Xamar Jajab oo dib u dhis Balaaran lagu sameynayo+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Xarunta Degmada Xamar Jajab oo dib u dhis Balaaran lagu sameynayo+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mashruucaan dib udhiska iyo qalabeynta loogu sameeynayo qeybaha ay ka kobantahay Xarunta Degmada Xamar jajab ee Gobolka Banaadir ayaa waxaa iska kaashaya bulshada ku nool degmada iyo maamulka Degmadaa Taasi oo qeybaha ka ah bilic soo celinta xarumaha Dowladda si loo Fududdeyo adeegyada loogu qibmeeyo shacanka.

Guud ahaan gudaha Xarunta Degmada ayaa laga hergeliyay mashruuca inter looga iyo sidoo kale xafiiska hor leh oo lagu soo kordhinayo sida hoolk ay ku shiraan maamulka iyo shcabka.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Guddoomiyaha Degmada Xamar jajab ee Gobolka Banaadir Guhaad Sheekh Xasan oo la hadlay warbaahinta qaranka ayaa faah faahiyay guud ahaan dib udhiska ka socdo xarunta iyo sidoo kale wadooyinka dhax mara degmada.

“Guud ahan waxaan dib udhis Balaaran ku sameyneynaa xarunta Degmada oo iska kaashanayaan Bulshada ku dhaqan degmada iyo Maamulka waxaana hore Maamulka Gobolka uu inoogu dhisay qaar ka mid ah wadooyinka dhax mara xaafada taasi oo ah mashruuca intar looga “Sidaas waxaa yiri Gudoomiye Guhaad

Inta badan qarashka ku baxaya waxaa bixinayo shacabka degmada si xarunta  ay noqoto goob leh maqaamka Dowladnimada waxaana maamulka iyo abaabulka dadweynaha iska leh Maamulka Degmada sida uu markale sheegay Guddoomiyaha Degmada Guhaad Sheekh xasan.

“intabada Lacagta ku baxeysa dhismaha Xarunta Degmada waxaa bixinaya shacabna anaga waxaa leenahay isku daba ridka iyo abaabulka bulshada weyna nala qaateen inaan dib udhis balaaran aan ku sameynyo degmada,bulshada ku nool Degmada Xamar jajab waa bulshada xadaarad leh ilbaxne ah ismarkaana la jaan qaadi karo degmooyinka kale ee Gobolka”sida uu markale ku cileyay gudoomiyaha Degmada Guhaad Sheekh xasan

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamed Maxamed Cumar (Filish) oo booqasho ku tagay howsha ka socoto xarunta degmada ayaa bogaadiyay maamulka iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada waxa uuna ku booriyay inay si wadaan isku xernaashaha islamarkaana uu maamulka gobolka uu kala shaqeyn doono dhameystirka ayna tahay kaalin uu leeyahay maamulka Gobolka Banaadir .

Tags: Xarunta Degmada Xamar Jajab oo dib u dhis Balaaran lagu sameynayo+Sawirro
Previous Post

Dowladda Oo Turkiga Ka Guddoontay Qaybtii  Labaad Ee Gargaar Caafimaad Oo Qeyb Ka Qaadanaya Xakameynta COVID-19

Next Post

Sixid Eedaha Ururada Saxaafadda qaarkood u soo jeediyeen Dawladda Soomaaliya

Next Post
Wasiir Maareeye oo ka hadlay wax-qabadka Dowladda intii ay jirtay

Sixid Eedaha Ururada Saxaafadda qaarkood u soo jeediyeen Dawladda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In