Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo furay tababar ku saabsan baarista iyo dambiyada ka dhaca Xeebaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo furay tababar ku saabsan baarista iyo dambiyada ka dhaca Xeebaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa tababar u furay xubno ka kala socda Xafiiska Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Qaranka, Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluuga ah, Ciidanka Booliska Soomaaliyeed gaar ahaan Hogaanka Baarista Denbiyadda CID iyo Ilaalada Xeebaha.

Tababarka ayaa ku saabsanaa baarista iyo farsamooyinka la xariira denbiyada ka dhaca Badda iyo Xeebaha.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Xeer-Ilaaliyaha Guud Dr Suleymaan Maxamed Maxamuud ayaa kula dar daarmay  ka  qayb-galayaasha tababarkaan in ay ka faa’idaystaan tababarka, sidoo kale waxa uu xusay muhiimadda ay leedahay ladagaalanka denbiyadda ka dhaca Badda iyo Xeebaha gaar ahaan kaluumaysiga sharci daradda ah, taasoo dalkeena uu ku waayo dhaqaale iyo khayraadkeeda ku jira badaha.

Ugu damayntii xeer-ilaaliyaha ayaa u mahadceliyay dhammaan cidkasta oo ka qayb qaadatay qabashada tabababarka, waxaana uu u rajayay guul.

Previous Post

Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kulan la qaatay Guddoomiyaha SoDMA 

Next Post

Wasiirka dhallinyarada Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka Wasiirada dhallinyarada ee Jaamacadda Carabta

Next Post
Wasiirka dhallinyarada Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka Wasiirada dhallinyarada ee Jaamacadda Carabta

Wasiirka dhallinyarada Soomaaliya oo khudbad ka jeediyay shirka Wasiirada dhallinyarada ee Jaamacadda Carabta

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In