Sunday, September 27, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka oo sheegay in la soo gaarsiiyay dad lagu soo eedeeyay kiiskii labada gabdhood ee lagu kufsaday Afgooye

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Qaramada Midoobay oo si kulul u cambaareysay falkii afduubka iyo kufsiga isugu jiray ee loo geystay gabdho daโ€™yar ah
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in xafiiska xeer Ilaalinta Qaranka ay soo gaartay dad lagu soo eedayay kiiskii labadii gabdhood ee lagu kufsaday Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose.

Saleebaan Maxamed Maxamuud Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ayaa hoosta ka xariiqay in goordhaw loo fadhiisan doono kiiska la xiriira afduubka iyo kufsiga, si ay cadaalad u helaan labada gabdhood ee dhibanayaasha ah, kuwaasi oo daโ€™doou kala ah 3 sano jir iyo 4 jir.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026

Sidoo kale Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa sheegay inay hayaan kiis kale oo kufsi la xiriira oo ka dhacay degmada Balanbale ee Gobolka Galgaduud, halkaasi oo fal kufsi ah loogu geystay gabar 7 sano jir ah, waxaana uu ka digay in odoyaasha dhaqanka ay kiisaska kufsiga si hoose oo waan waan ah ku dhameeyaan.

“Xafiiska xeer ilaalinta marna uma dulqaadan doono tacadiga iyo kufsiga loo geysanayo haweenka”. ayuu hadalkiisa ku daray Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka.

30-kii Maarso ee sanadkan ayay ahayd markii naxariis laawayaal ay afduub iyo kufsi u geysteen labada gabdhood ee aadka u daโ€™da yar, taasi oo fajac ku noqotay guud ahaan shacabka Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaan, waxaana dhawaan guddoomiyaha gobolka Shabeelaha Hoose uu sheegay inay xabsiga u dhigeen 18 ruux oo falkaasi lala xiriirinayo, kuwaasi oo ay ku socoto baaritaanno dheeraad ah.

Previous Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo colaadda kasoo cusboonaatay degmada Walaweyn

Next Post
Dhambaalka Madaxweynaha ee Maalinta Shaqaalaha Adduunka 1da May

Madaxweyne Farmaajo oo ku baaqay in si deg-deg ah loo joojiyo colaadda kasoo cusboonaatay degmada Walaweyn

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ก๐ž๐ฒโ€™๐š๐๐š๐ก๐š ๐š๐ฆ๐ง๐ข๐ ๐š ๐ค๐ฎ ๐›๐จ๐ ๐š๐š๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ง๐š๐›๐š๐๐ ๐š๐ฅ๐ฒ๐š๐๐š ๐œ๐š๐š๐ฌ๐ข๐ฆ๐š๐๐๐š

September 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa ka qeybgalay munaasabad loogu mahadcelinayay ciidanka Qaranka sidii ay u...

Ururka JSP oo  olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

Ururka JSP oo olole cod-raadis ah ka sameeyay deegaanka Xaarxaar

September 26, 2026
0

Xubno sare oo ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) oo ay Hogaaninneeysay Senator Duniyo Maxamed Cali ayaa olole doorasho...

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya oo qaabishay Madaxa Barnaamijyada UN-Habitat Ee Soomaaliya

September 26, 2026
0

Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweeyay Sophos Sophianos, Madaxa Barnaamijyada ee Hayโ€™adda UN-Habitat Somalia, oo booqasho shaqo ku...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda waddada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo

September 26, 2026
0

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa soo xiray kulan wadatashi ah oo looga hadlay xaaladda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In