Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xeer-ilaaliye ku-xigeenka guud ee Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Booliiska Magaalada Dhuusamareeb

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Xeer-ilaaliye ku-xigeenka guud ee Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya oo kormeer shaqo ku tagay Taliska Booliiska Magaalada Dhuusamareeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Taliyaha saldhiga Booliiska Magaalada Dhusamareb ee xarunta maamulka Galmudug ahna Taliyaha Xasilinta Caasimada Gaashaanle C/lahi Xassan Macallin ayaa Taliska Booliiska Dhusamareb ku soo dhoweeyey maanta Xeer-ilaaliye ku-xigeenka guud ee Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Dhamme Maxamed C/qaadir Maxamed waxa uuna kormeer Shaqo ku sameeyey xafiisyada Taliska sida Xafiiska Taliyaha, Xafiiska qabashada dacwadaha iyo xabsiga oo uu ugu tagay maxaabiis u xiran eedaymo kala duwan.

Taliyaha Booliiska Dhusamareb ayaa uga mahad celiyey Booqashada iyo Kormeerka uu ugu yimid Xeer-ilaaliye ku-xigeenka Maxkamada Ciidamada Qalabka sida Dhamme Maxamed C/qaadir Maxamed taas oo u gogol xaaraysa in Maxkamadu wax ka ogaato marxaladahaha ka jira talisyada Booliiska iyo xabsiyada ka howlgala Gobolada Dalka.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Dhamme Maxamed C/qaadir Maxamed ayaa dhankiisa waxa uu amaanay shaqada  taliska Booliiska magaalada Dhusamareb qabteen, waxa uuna xusay in guul weyn laga gaaray xaqiijinta amniga magaalada.

Previous Post

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo Muqdisho ka furay Shirka isku xirka howlaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee Soomaaliya.

Next Post

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Muqdisho ka furtay shir looga hadlayo dhammeystirka Qorshaha Qaran ee sugnaanta caafimaadka+Sawirro

Next Post
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Muqdisho ka furtay shir looga hadlayo dhammeystirka Qorshaha Qaran ee sugnaanta caafimaadka+Sawirro

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Muqdisho ka furtay shir looga hadlayo dhammeystirka Qorshaha Qaran ee sugnaanta caafimaadka+Sawirro

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In