Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xeer illaaliyaha Guud ee Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Xeer illaaliyaha Guud ee Qaranka oo gaaray magaalada Baydhabo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hogaaminayo Xeer ilaaliyah Guud ee Qaranka Dr. Axmed Cali Daahir ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xaruunta Gobolka Baay, waxaana garoonka diyaaradaha Baydhabo ku soo dhaweyay Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya iyo Guddomiyaha Maxkamadda  Sare Ee Dowlad Goboleedka KGS Mudane Axmed Cali Muuse.

Soodhaweyn ka dib waxaaa loo soo galbiyay Xaruunta Madaxtooyada Koonfur galbeed Halkaasi oo ay kullan kula qaateen Guddoomiyaha Baarlamanka KG Mudane Cabdiqaadir Shariif Sheekhuna Maye , iyagoona ay iska xog wareysteen Xaaladda dalka iyo ujeedka Maanta Baydhabo u gaareen.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Dhanka Kale wafdiga Xeer Ilaaliyah Qaranka ayaa Waxaa ay Booqdeen Xaruunta Maxkamada Sare ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Waxana halkaasi ku soo dhaweyay Shaqaalaha Maxkamadda iyo Madaxdooda Kala Duwan.

Sido kale Xeer ilaaliyaha Qaranka ayaa waxa uu kormeeray Xabsiga Dhexe ee magaalada Baydhabo, isagoo Xaaladda Xabsiga iyo Maxaabiista Ku jirta warbixin ka siiyay Taliyaha Ciidanka Asluubta KGS.

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Axmed Cali Muuse ayaa Baydhabo Ku soo dhaweyay Wafdi Uu Hogaaminaayo Xeer Ilaaliyaha qaranka .

Dr. Axmed Cali Daahir ayaa ka warbixiyay ujeedada ay u soo gaareen Magaalada Baydhabo, isagoona sheegey in uu u yimid sidii ugu kuurgali lahaa qaabka uu u shaqeeyo Xabsigga iyo Garsoorka KGS.

Previous Post

215 qof oo u fadhiistay imtixaan Garsoorenimo “SAWIRRO”

Next Post

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo magacaabay Guddi ka soo tala bixiya Waddooyinka xiran ee Muqdisho

Next Post
Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo magacaabay Guddi ka soo tala bixiya Waddooyinka xiran ee Muqdisho

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo magacaabay Guddi ka soo tala bixiya Waddooyinka xiran ee Muqdisho

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In