Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xiisado ku soo laab laabtay Caabudwaaq oo xal nabadeed laga gaaray “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xiisado ku soo laab laabtay Caabudwaaq oo xal nabadeed laga gaaray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddi isku howlay xalinta xiisado ku soo laab laabtayDegmada Caabudwaaq ayaa soo bandhigay sida ay oga gun gaareen arintaasi.

Guddiga ayaa mudadii ay ku jireen howshaasi xal u helideeda ay sheegeen in uu ku gacan siinayay Ugaas Axmed Barre Cali oo si toos ah ay ugu xirnaayeen guddigu  isla markaana u xilsaartay hagida howshaasi.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026

Maxamed Cabdisalaan  Faarax (Kore) oo ka mid ahaa xubnaha guddiga isu taagay xalinta dhibaatada mudoooyinkaan ka jirtay deegaanka ayaa mar uu sharaxayay habka ay u wajaheen waxaa uu yiri waxaan ka bilaawnay dhaqanka taasi oo noo suurta galisay meesha aan maanta joogno.

Qaar kamid ah dhinacyada gudigu isku keenay si ay meesha oga saareen mashaakil ka dhex dooda ayaa soo dhaweeyay in la wada hadllo si waxii tabashaa meesha looga saaro.

Shiikh Daauud Xirsi Siyaad oo ka mid ah Culimada deegaanka ayaa tilmaamay in lagu yareen karo dilalka deegaanka ku soo lab laabtay in sharciga la waafajiyo dadka gacan ku dhiig la yaasha ah taasi oo ay diinteenu la faraayso ayuu yiri Shiikh Daauud oo la hadlayay Odayaasha dhaqanka.

Ugaas Axmed barre oo soo xiray hadalka ayaa ugu dambeyntii u duceeyay dhinacyada sida ay tanaasulka u sameeyeen waxaana ugu baaqnay in laga dhabeeyo Go’aanada  ayna sii wadaan wadahadalka lagu dhameynayo Khilaafaadka.

DSCN5766 DSCN5866 DSCN6160 DSCN6164 DSCN6166 DSCN6167

C/kariin Axmed Bulxan           Caabudwaaq

Previous Post

Wasiirka Amniga “Alle ayaa mahadleh qasaaro intan ka badan ayuu la damacsanaa dhagarqabaha isqarxiyay”

Next Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo Taliska AMISOM kala hadlay dar-dar gelinta la dagaallanka Argagixisada “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Gaashaandhigga oo Taliska AMISOM kala hadlay dar-dar gelinta la dagaallanka Argagixisada “SAWIRRO”

Wasiirka Gaashaandhigga oo Taliska AMISOM kala hadlay dar-dar gelinta la dagaallanka Argagixisada “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In