Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Dhalxa oo ka tacsiyeeyay Xildhibaan lagu dilay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Dhalxa oo ka tacsiyeeyay Xildhibaan lagu dilay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Allaha u naxariistee marxuum Cabdullaahi Xuseen Maxamuud Baantuu oo ka tirsanaa mudanayaasha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa kooxo hubeysan waxa ay ku dileen degmada Wadajir ee gobolka banaadir.

Kooxaha falka dilka ah geystay ayaa waxa ay gaari uu watay Marxuumka iyo askari ka tirsan ilaa ladiisa ku hor-gooyeen gaari kale, iyagoo goobta ku dilay Allaha u naxariistee Marxuum Cabdullaahi Xuseen Maxamuud Baantuu iyo askarigii la socday, isla markaana goobta ka baxsaday.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Allaha u naxariistee Xildhibaanka maanta la dilay waxaa lagu badalay Aabahiis Xuseen Maxamuud Muuse (Xuseen Baantuu) oo 5-tii April ku geeriyooday Muqdisho.

Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa ugu horeyn ehelada iyo Qaraabada uu ka tegay Xildhibaanka uga tacsiyadeeyay, isagoo hay’adaha amniga ee dowladda ka codsaday inay gacanta ku soo dhigaan dadkii ka dambeeyay dilka Marxuum Cabdullaahi Xuseen Maxamuud.

Previous Post

Wasiirka difaaca oo qeybaha bulshada kula kulmay Caabudwaaq “SAWIRRO”

Next Post

Baarlamaanka oo loo qeybiyay Hindise sharciyeedka la dagaallanka argagixisada iyo kuwa kale

Next Post

Baarlamaanka oo loo qeybiyay Hindise sharciyeedka la dagaallanka argagixisada iyo kuwa kale

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In