Monday, March 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Maxamed Caddow oo ka tirsan Baarlamaanka Kenya oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Maxamed Caddow oo ka tirsan Baarlamaanka Kenya oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wafdi uu hoggaaminayo Xildhibaan Maxamed Caddow oo ka tirsan Baarlamaanka dalka Kenya ayaa maanta lagu soo dhoweeyay garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.

Munaasabadda soo dhaweynta wafiga oo lagu qabtay Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho waxa kasoo qeyb galay Wasiiro, Xildhibaanno ka tirsan labada Gole ee dowladda Soomaaliya iyo mas’uuliyiin kale.

Related posts

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026

Xildhibaan Maxamed Caddow oo la hadlay Warbaahinta ayaa mahadcelinta soo dhoweyntiisa kadib sheegay in uu ku faraxsanyahy xiriirka qotada ddheer ee uu dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya oo meel wanaagsan marayo.

“Waxaan ku faraxasanahay xiriirka soo jireenka ah ee uu dhaxeeyo Soomaaliya iyo Kenya oo maalinba maalinka ka dambeyso sii xoogeysanayo,ummadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya waa xubin muhiim ah oo aan la dhayalsan karin sida ay uga dhax muuqdaan horumarada kala duwan ee dalka ka socdo””. Ayuu yiri Xildhibaan Maxamed Caddow

Masuuliyiinta kale ee ka qeybgashay soo dhoweynta Xildhibaanka ayaa ddhamaantood muujiyay sida ay ugu farxsanyihiiin soo dhoweynta Xilidhibaanka iyo xiriirka wanaagsan ee ka dhaxeeya labada dal.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socda Jarmalka oo uu kala hadlay sare u qaadidda xiriirka labo dal

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wasiiru-dowlaha Cadaaladda ee dalka Sweden

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wasiiru-dowlaha Cadaaladda ee dalka Sweden

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Wasiiru-dowlaha Cadaaladda ee dalka Sweden

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay Wasiir ku-xigeenno

March 30, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In