Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaan Nuur Faarax oo ka hadlay kulan looga hadlayay Nabadgelyada Caabudwaaq

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Xildhibaan Nuur Faarax oo ka hadlay kulan looga hadlayay Nabadgelyada Caabudwaaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibbaan Nuur Faarax Jaamac oo ka mid ah Baarlamaanka Dawladda Faderaalka Soomaaliya ayaa kulan looga hadlayay xalinta dhacdadooyin kii is xig xigay ee lagu dilay  Nabadoono dhawr ah la qaatay  oday dhaqameed iyo Ugaas Axmed Bare Cali (Taakooy) oo ku sugan degmada Caabudwaaq ee gobolka Galguud.

Arinta dhacdada ee lagu dilay 7.dii bishan labo Nabadoon waxaa sidoo kale ku dhaawacmay dad kala duwan kadib markii kooxha dilka gaystay ay sidoo kale rasaas ku fureen dad ku sugnaa  suuq laga adeegto iyo goobo ganacsi.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Falkaasi uu u muuqday  mid si weyn looga wada xumaaday, ayaa bulshadu waxa ay isku mid ah ugu istaageen xalinta hawshaasi sida uu sheegay Xildhibaan Nuur oo tilmaamay in arrintaan ay la kaashanayaan bulshada qeybaheeda kala duwan.

Xildhibaanka ayaa dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ka codsaday in ay gacan ku siiyaan sidii xal looga gaari lahaa, dadaalada nabadeed ee ay ugu jiraan xalinta falkii dilka ah ee ka dhacay Caabudwaaq.

Ugaad Axmed Bare Cali ayaa dhinacyadii ay arintaani ka dhex dhacday waxaa uu maaanta dhankiisa u jeediyay baaq, waxaana uu ku taliyay in waxii dhacay fadhi iyo wada hadal lagu dhameeyo, si looga hortago in markale aysan dhacdadaasi u soo laaban.

DSC06363 DSC06364 DSC06365 DSC06366 DSC06367 DSC06368 DSC06369 DSC06370 DSC06371 DSC06372 DSC06373 DSC06374 DSC06375  DSC06382 DSC06383 DSC06387 DSC06393 DSC06395 DSC06399 DSC06401 DSC06402 DSC06407 DSC06415

C/kariin Axmed Bulxan

 

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Hay’adaha ammaanka oo shacabka ka codsaday inay la shaqeeyaan

Next Post
Wasaaradda Amniga oo ku baaqday in shacabku ay la shaqeeyaan laamaha amniga

Hay'adaha ammaanka oo shacabka ka codsaday inay la shaqeeyaan

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In