Saturday, April 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanada Golaha shacabka oo ansixiyay guddiga dib-u-eegista Dastuurka KMG 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanada Golaha shacabka oo ansixiyay guddiga dib-u-eegista Dastuurka KMG 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya,ayaa maanta hor geeyay Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya xubnaha gudiga madaxa bannaan ee dib u eegista iyo hirgalinta Dastuurka KMG ah oo ay dhawaan ay soo gudbiyeen  Wasiirrada Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya.

Xubnahan oo ka kooban shan xubnood, ayaa golaha waxay u qaadeen cod ayagoona ku ansixiyay cod aqlabiyad ah, iyadoo aysan jirin mudane diiday ama ka aamusay.waxaana ansixiyay xubnaha guddiga madaxa-bannaan ee dib u eegista iyo la socodka dastuurka, 143-Xildhibaan oo ah tirada kulanka uu ku furmay.

Related posts

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

April 4, 2026
Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

April 4, 2026

Ansixinta kadib, ayaa wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Macalin Maxamuud wuxuu u mahadceliyay xildhibanada golaha shacabka sida aqlabiyada leh ay u ansixiyeen xubnaha gudiga madax bannaan ee dib u eegista iyo hirgalinta Dastuurka oo ay soo gudbisay wasaarada Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka.

Xubnaha la ansixiyay ayaa kala ah: 

1. Mohammed Hassan Idriss

2. Ahmed Mohamuud Jama

3. Mohamed Abdalla Salah

4. Farhia Mumin Ali

5. Burhan Adan Omar.

Previous Post

Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay hindise sharciyeedka Diiwaangelinta Dadweynaha 

Next Post

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo furay tababbar ku saabsan isticmaalka Sunta Beeraha 

Next Post
Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo furay tababbar ku saabsan isticmaalka Sunta Beeraha 

Wasiirka Beeraha Soomaaliya oo furay tababbar ku saabsan isticmaalka Sunta Beeraha 

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

Soomaaliya oo ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(St.Petersburg-Russia):-Soomaaliya ayaa sanadkan waxa ay ka qaybgashay Shirka Madasha Caalamiga ah ee Gaadiidka iyo Saadka ee dalka Ruushka. Maareeyaha...

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka KGS oo kulamo la qaatay Waxgaradka iyo Odayaasha maamulkaasi

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed, Mudane Jabriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa kulan la qaatay qaar ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada magaalada Baydhaba

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo ka wada magaalada Baydhaba

April 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaal Soomaaliye Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ,ayaa kulamo muhiim ah ka wada magaalada Baydhaba ee caasimadda kumeel...

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In