Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxaad ka ogtahay Ajandaha kulanka maantay ee Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Maxaad ka ogtahay Ajandaha kulanka maantay ee Xildhibaanada Golaha Shacabka BFS.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubnaha Golaha shacabka ee Baarlaamaanka Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay kulankoodii caadiga ahaa ku yeelanayaan xarunta golaha shacabka, kadib markii maalintii sabtiga aheyd uu  kooram la’aan u baaqday kulankoodii.

Ajandaha maanta ay xildhibaanada ka doodayaan ayaa ah akhrinta koobad  wax kabadalka  sharciga iibka qaranka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Ajandahan ayaa baaqday markiisii labaad  22tankii bishii may ee tagtay, inta aysan xildhibaanada fasaxa ciida galin ayuu markii koobaad baaqday waxaana malintii sabtiga aheyd ee todobaadkan uu markale u baaqday kalfadhiga xubnaha oo kooram la’aan u furmi waayay waqtigaasi oo la qorsheynayay in ay dib u furmaan kulamada golaha shacabka oo muddo fasax ku maqnaa.

Previous Post

Al-bashiir oo ka soo muuqday fagaare ku yaala Khartuum.

Next Post

Xog-hayaha Joogtada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Kulan La Qaatay Haweenka Ka Shaqeeya Xafiiska.

Next Post
Xog-hayaha Joogtada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Kulan La Qaatay Haweenka Ka Shaqeeya Xafiiska.

Xog-hayaha Joogtada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Kulan La Qaatay Haweenka Ka Shaqeeya Xafiiska.

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In