Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo akhrinta koowaad marsiin doono Hindise sharciyeedka dhismaha Hay’adda Naafada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
faah faahin ku sabsan kulankii golaha shacaabka ee maanta
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay maanta yeeshaan kulan ay kaga hadlayaaan Hindise Sharciyeedka dadka baayaha gaarka ah qaba, kaasi oo lagu qabanayo xarunta Golaha.

 

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa horey loogu qeybiyay Hindise sharciyeedka dhismaha ee hay’adda Naafada, kaasi oo lagu wado in uu maanta maro Akhrinta koowaad, waxaana uu ka midyahay Hindise sharciyeedyada dhawaan ay Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya u gudbisay Xildhibaannada Golaha Shacabka.

Mudanayaasha ayaa dood dheer ka yeelan doono Hindise sharciyeedkan, si loo meel mariyo, iyadoo Xildhibaannada ay ka dhiiban doonaan aragtidooda ku aadan wax ka badalka.

Dhawaan dowladda Soomaaliya ayaa ka mid noqotay dalalka saxiixay Xeerka dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee Qaramada Midoobay, iyadoo xeerkan ay dowladda Soomaaliya u soo saxiixday Wasiirka Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya.

 

 

Previous Post

Madaxweyne Farmaajo oo Umadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Maalinta Calanka

Next Post

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo dhagax dhigaya Xarunta Tiyaatarka Qaranka “Dhageyso”

Next Post
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo abuuray Golaha Dhaqaalaha Qaranka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo dhagax dhigaya Xarunta Tiyaatarka Qaranka "Dhageyso"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In