Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno iyo Duqa Muqdisho oo bulshada ugu baaqay ka qeyb qaadashada Maalgashiga dalka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanno iyo Duqa Muqdisho oo bulshada ugu baaqay ka qeyb qaadashada Maalgashiga dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa ka qeybgalay Munaasabad uu Isbitaalka Redsea kusoo bandhigaayay adeegyo cusub oo casri ah, taasi oo wax lagaga qabanaayo dhibaatooyinka iyo xanuunada ku dhaca Wadnaha.

Munaasabadaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Xoghayaha Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Feysal Caraale Afrax, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Dhakhaatiir ku taqasustay cudurada dhanka Wadnaha iyo Bahweynta Caafimaadka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Qaar ka mid ah Xildhibaannada Labada Aqal ee madasha ka qeybgalay ayaa dhankooda bogaadiyay horumarka dalka ka socda.

Duqa Magaalada Muqdisho ayaa ku amaanay Maamulka iyo Dhakhaatiirta Isbitaalka Redsea qalabka casriga oo ay soo kordhiyeen, isigoo dhinaca kale Bahda Caafimaadka ugu baaqay in lagu dhiirado Maalgelinta dhinaca Caafimaadka sii looga maarmo baahida sababta in dadka Soomaaliyeed ay adeeg caafimaad u doontaan dalka dibadiisa.

Previous Post

Deegaanka Burka Diirimeed oo beri ka furmaya Shir dib u heshiisiin ah “SAWIRRO”

Next Post

Ergayga Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Somaliland oo kulan la qaatay Catriona Laing

Next Post
Ergayga Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Somaliland oo kulan la qaatay Catriona Laing

Ergayga Madaxweynaha JFS ee Arrimaha Somaliland oo kulan la qaatay Catriona Laing

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In