Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo kala qayb galay shacabka Caaabudwaaq Munaasabada Ciida “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka oo kala qayb galay shacabka Caaabudwaaq Munaasabada Ciida “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Iyadoo Dunida Islaamka guud ahaan maanta si weyn ay ugu socoto u dabaaldaga munaasabadda Ciidul Adxa ayaa dadweynaha kunool magaalada Caabudwaaq si isku mid ah u wada ciideen, waxaana dadku ay ku kala tukadeen goobo kala duwan salaada Ciida

Barxada Xarunta Dawladda hoose oo maanta ay dad badani ku tukadeen Saalada Ciidda ayaa waxaa kala qayb galay Maamulka degmada iyo  Xildhibaano ka tirsan Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya iyo dawlad goboleedka Galmudg.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Shiikh Faarax Mire Rooble oo kamid ah Culimada degmada ayaa Muslimiinta Gudanaysa waajibaadka Xajka Sanadka Alle ugu baryay in Nabadgalo ay acmaashooda ku soo dhamestaan waxaana dhinaca kale uu ugu baaqay Bulshada Caabudwaaq inay ka fogaadaan waxyaabaha kala fogeynaya Midnimaddooda.

Guddoomiyaha degmada Caabudwaaq Mahad Cumar Cilmi ayaa ugu dambayn ka hadlay Munaasabada  Ciida ayaa ugu baqaaqey Dadka Degmada in In laga wada shaqeeyo nabadgalyada bulshaduna ay qaadatoi doorka ugu aadan hawshaasi.

Xildhibaan Dhagaweyne Cabdullaahi Warsame oo kamid ah Baarlamaanka Galmudug ayaa dhankiisa jeediyay Munaasabadaa Ciida dardaaran ku wajahan Bulshada Degmada.

Xildhibaan Nuur Faaarax oo ka mid ahaa mas’uuliyiintii la tukaday shacabka Salaada ciida maanta ee kana tirsan baarlamaanka federaalka ee dalka  ayaa Munaaabada ciida waxaa uu habmalyo u diray Ummadda Islaamka, waxaana uu dhanka kale ku baaqay in laga hortago wixii carqalad ku ah Nabadgalyada.

DSCN0623 DSCN0624 DSCN0625 DSCN0626 DSCN0628 DSCN0629 DSCN0633 DSCN0634 DSCN0639 DSCN0642 DSCN0646 DSCN0647 DSCN0648 DSCN0650 DSCN0654 DSCN0657  DSCN0660 DSCN0665  DSCN0668

C/kariin Axmed Bulxan

Previous Post

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

Next Post

Soomaalida ku nool Woqooyiga Norwey oo u debaaldegtay Munaasabadda Ciidul Adxa “SAWIRRO”

Next Post
Soomaalida ku nool Woqooyiga Norwey oo u debaaldegtay Munaasabadda Ciidul Adxa “SAWIRRO”

Soomaalida ku nool Woqooyiga Norwey oo u debaaldegtay Munaasabadda Ciidul Adxa "SAWIRRO"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In