Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyay Mareykanka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka oo kulan soo dhaweyn ah loogu sameeyay Mareykanka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

_MG_9443

Jaaliyadda Soomaalida ee ku dhaqan dalka Maraykanka ayaa munaasabad soo dhaweyn ah u sameeyey xubno ka socday Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya, kuwaaso oo socdaal shaqo ku tegay Mareykanka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Xildhibaan Sadiiq Warfaa, Xildhibaan  Sacdiyo Salad iyo Xildhibaan Cabdifataax Cabdullahai ayaa ka qeybgalay kulanka ay soo qaban qaabiyeen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Minnesota, isla markaana ahaa mid Xildhibaannada lagu soo dhaweynayay.

Xildhibaanadan ayaa Jaaliyada uga warbixiyay marxaladda uu marayo dalkeena iyo qaabkii wanaagsanaa ee u dhacday doorashadii dhawaan ka dhacday Gudaha Soomaaliya ee lagu soo doortey Madaxaweyne Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo.

_MG_9489 _MG_9484 _MG_9483 _MG_9482 _MG_9477  _MG_9471 _MG_9467 _MG_9463 _MG_9457 _MG_9450 _MG_9443 _MG_9441 _MG_9434 _MG_9428 _MG_9423 _MG_9421 _MG_9419 _MG_9417 _MG_9415 _MG_9413 _MG_9412

Liibaan Xuseen

Previous Post

Guddiga gurmadka abaaraha ee degmada Caabudwaaq oo biyo dhaamin bilaabay

Next Post

Xubnaha aqalka sare oo ansixiyay guddiyo

Next Post
Xubnaha aqalka sare oo ansixiyay guddiyo

Xubnaha aqalka sare oo ansixiyay guddiyo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In