Tuesday, February 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka oo Nairobi ugu soo gabo gaboobay sharciga maaliyadda

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa magaalada Nairobi waxaa ugu soo gaba gaboobay kulan howleed ku saabsan dib u eegidda sharcigga Maaliyadda Soomaaliya, waxaana kulanka soo xiray safiirka Dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya.

Kulanka oo socday muddo 12 maalin ah, ayna ka qeyb galeen 15 Mudane ayaa ayaa waxa looga hadlayay dib u eegidda sharcigga Maaliyadda Soomaaliya, waxaana kulanka hormuud ka ahaa Wasaaradda Maaliyadda ee dowladda Federaalka Soomaaliya.

Related posts

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

February 17, 2026
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026

Guddoomiyaha guddiga maaliyadda ee baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Samaan Maxamed Sheekh Daahir oo kullanka kaddib la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa ka warbixiyay muhiimadda kullanka.

“Sharcigan wax wey ayuu ka tarayaa xafidaada hantida Ummadda iyo la dagaallanka musuq maasuqa , ka faa’ideysiga hantida Qaranka oo si shaqsi ama gaar ah si ka duwan sida loogu tala galay looga faa’iideysto ayuu wax weyn ka tarayaa sharcigan”ayuu yiri Xildhibaan Samaan.

Safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Danjire Jamaal Maxamed Xasan oo soo xiray kulanka ayaa u mahadceliyay mudanayaasha Baarlamaanka ee kulanka soo agaasimay, isagoo ugu hambaleeyay howsha ay u hayaan shacabka Soomaaliyeed.

“Waxaa halkaan lagu soo gagabeeyay qabyo qoraalkii Public Finance Management Act, runtii marka aad  fiirisid sharcigaan waa mid aad iyo aad u muhiim u ah,  waxaan rajeynaa hadii ale idmo marka Barlamanka la horgeeyo sida ugu dhaqsiyaha badan in  loo ansaxiyo”.ayuu yiri Danjire Jamaal.

 

By-Cumar Caaqil

Previous Post

Madaxweynaha oo xeer ka soo saaray magacaabista Guddiga Heer Federaal ee Doorashooyinka 2016

Next Post

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Next Post
Dhagayso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

Qoysas Khawaarijta ka barakicisay Sabiid iyo Caanoole oo dib-u-dejin loo sameeyey

February 17, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Wasiirka Arrimaha Gudaha, Mudane Cali Yuusuf Cali, iyo Taliyaha Ciidanka...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka XFS oo Khudbad ka Jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika

February 16, 2026
0

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa khudbad muhiim ah ka jeediyay Shirka Ganacsiga Afrika, oo...

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalka 1447

February 16, 2026
0

Akhriatayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Isku aadka Tartan Cilmiyeedka Ramadan Warbaahinta Qaranka ee degmooyinka iyo gobollada Dalkeenna. Halkan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo khadka taleefanka kula hadlay Amiirka Qatar

February 16, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadal miro dhal ah oo khadka taleefanka ah la yeeshay Amiirka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In