Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno ka tirsan Hirshabeelle oo kulan la qaatay bulshada degmada Warsheekh.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanno ka tirsan Hirshabeelle oo kulan la qaatay bulshada degmada Warsheekh.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaannadaan ka tirsan baarlamaanka Hirshabeelle oo deegaan doorashadoodu tahay degmada Warsheekh ee gobolka shabeellaha dhexe ayaa kulamo la qaatay golaha deegaanka iyo ururada bulshada rayidka ee degmada.

Kulanka ayaa waxaa looga hadlay waxyaabaha asaasiga ah ee bulshadu u baahantahay in wax laga qabto xilligaan,iyadoo warbixin looga dhageystay maamulka golaha deegaanka.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Sidoo kale xildhibaannada oo ay wehliyaan masuuliyiinta golaha deegaanka waxey kormeereen mashaariic horumarineed oo laga fuliyay degmada Warsheekh sida xarunta degmada,iskuulka degmada,isbitaalka,xarunta korontada siisa degmada, xarumaha lagu keydiyo kaluunka oo lagu qalabeeyay qaboojiyeyaasha kaluunka iyo xarunta Maxkamadda degmada.

Xildhibaannada dowlad goboleedka Hirshabeelle ee deegaan doorashadoodu tahay degmada Warsheekh ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday kormeero ay ku sameeynayeen mashaariicda Hirshabeelle ay ka fulisay degmada, iyagoo kulamo is-xog waresi ah la qaadanayey bulshada qeybaheeda kala duwan.

Previous Post

Dunida oo looga dabaal degayo maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo

Next Post

Munaasabad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay in ka badan 45 arday oo ku biirtay Jaamacadda Cavendish

Next Post
Munaasabad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay in ka badan 45 arday oo ku biirtay Jaamacadda Cavendish

Munaasabad soo dhaweyn ah oo loo sameeyay in ka badan 45 arday oo ku biirtay Jaamacadda Cavendish

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In