Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaanno shir muhiim ah uga qeybgalay Nairobi

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Xildhibaanno shir muhiim ah uga qeybgalay Nairobi
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka JFS ayaa ka qeybgalay shirka yareynta khatarta abaarta ku dhufatay Soomaaliya ee ka socda magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Shirkan loogu gogol xaarayo yagleelidda qorshe lagu yareeynayo khatarta abaarta ee haatan ka jirta Soomaaliya, oo ay wadajir u soo qaban qaabiyeen Hay’adda SoDMA iyo Hay’adda ARC, isla markaana galay maalintii 3-aad ayaa waxaa ku soo biiray xubno ka socday Baarlamaanka JFS oo kala matalayay Guddiga Maaliyadda, Guddiga Arrinaha gudaha iyo Gudiga u qaabilsan Baarlamaanka arrimaha beeraha.

Related posts

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026

Kulanka oo diiradda lagu saaray xaaladda abaarta ee ka sii dareyso, loo baahanyahay in Hay’adaha dowladda ay u midoobaan sidii wax looga qaban lahaa daruufta soo wajaheysa muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Madaxda Hay’adda SoDMA iyo hay’adaha kale ee shaqo wadaagga la ah SoDMA ee kala ah ARC, START NETWORK iyo WFP ayaa waxa ay warbixin ka siiyeen xubnihii ka socday guddiyada Baarlamaanka JFS nidaamka ceymiska looga gaashaanto abaaraha oo ay Soomaaliya xubin ka tahay, iyadoo Xildhibaannadu ay su’aalo la xiriira arrintaas ka weydiiyeen Madaxda Hay’adaha kala duwan ee shirka qaban qaabiyay.

Maalinta Jimcaha ah ayaa la filayaa in shirka la soo gabagabeeyo oo ay ka soo baxaan talaabooyin wax ku ool ah oo dan u ah bulshada Soomaaliyeed.

Previous Post

SoDMA oo furimaha hore ee gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha dhexe u dirtay dhaqaatiir

Next Post

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka

Next Post
Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka

Tartamayaasha Gaalkacyo oo caawa u gudbay wareegga Saddexaad ee tartanka

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

Xukunka Askari saaxiibkiis u dilay caro uu ka qaaday Turub ay wada ciyaarayeen

October 3, 2026
0

Eedeysane Dable Booliska Nuur Ibraahim Sahal, ayaa lagu soo eedeyay dembiga ah dil kas ah oo uu u geeystay Marxuum...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay dhiggiisa dalka Masar

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, Mudane...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS waxay si adag u cambaareyneysaa weerarka lagu qaaday xarun koronto...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In