Thursday, October 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xildhibaano ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda gobolka Mudug

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Xildhibaano ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda gobolka Mudug
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaano ka tirsan Golaha Shacbka Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa baaq u diray dadka ku dagaalamaya deegnaanada  Afbarwaaqo iyo Towfiiq ee Gobolka Mudug.

Xildhibaan Axmed Maclin Fiqi iyo Xildhibaano kale oo ka tirsan Golaha Shacbka ayaa ku baaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo joojiyo dagaalka kaasi oo waxyeelo kasoo gaaray gaartay dad rayid ah.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa ugu baaqay Waxgaradka, Odayaasha iyo dhamaan Bulshadda qeybaheeda kala duwan ee gobolka Mudug inay u istaagaan sidii dagaalkaas loo joojin lahaa.

Xildhibaanadda ayaa sidoo kale ugu baaqay Dowladda Soomaaliya iyo maamul Goboleedka Galmudug inay kaalin ka qaateen sidii colaadaas loo joojin lahaa.

Deegaanada Afbarwaaqo iyo Towfiiq ayaa waxaa ku dagaalamaya beelo halkaas wada-daga dhowr jeer ayaana leysku dayey in dagaalka lajoojiyo.

Saraakiisha Ciidanka Xoogga ee gobolka Mudug ayaa qeyb weyn haatan ka qaadanaya sidii arrinta loo qaboojin lahaa.

Dad badan oo shacab ah ayaa ku dhintay dagaalka ka socda qeybo kamid Mudug halka kuwo kalena ku barakaceen.

Previous Post

Gudoomiyaha Aqalka sare BFS oo Madaxda dalka Qadar kala hadlay arrimo quseeya labada dal “Sawirro”

Next Post

Warsaxaafadeed Wasaaradda Warfaafinta ee Weerarkii Hotel SYL Muqdisho

Next Post
Ciidanka Amaanka oo soo badbaadiyey dadkii ku sugnaa Hotel SYL

Warsaxaafadeed Wasaaradda Warfaafinta ee Weerarkii Hotel SYL Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

Madaxweynaha JFS oo warqadaha aqoonsiga Danjirenino ka guddoomay Safiirada cusub ee Turkiga & Midowga Yurub

October 1, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka warqadaha aqoonsiga safiirnimo kaga guddoomay Danjireyaasha cusub ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In