Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha arimaha dibada Mareykanka iyo ra’isulwasaaraha itoobiya oo wada hadal dhanka taleefanka ka yeeshay xaalada itoobiya

admin by admin
5 years ago
in Wararka
0
Xoghayaha arimaha dibada Mareykanka iyo ra’isulwasaaraha itoobiya oo wada hadal dhanka taleefanka ka yeeshay xaalada itoobiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Sida lagu sheegay qoraal ay baahisay wasaarada arimaha dibada Mareykanka waxaa taleefan ku wada hadal ra’isulwasaaraha itoobiya Abiy Ahmed iyo xoghayaha umuuraha dibadda ee Mareykanka Michael R. Pompeo.

Michael R. Pompeo ayaa ku booriyay Abiy Ahmed in uu dhameeyo colaada waqooyiga itoobiya islamarkaana uu bilbaabo wada hadal wax dhisa oo dhibaatada lagu xaliyo .

Related posts

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026

Inkastoo xoghayaha arimaha dibada Mareykanka garawsaday ku dhawaaqidii itoobiya 28 November ee ahayd in dagaakii weynaa la soo afjaray hadana wuxuu muujiyay walaaca weyn ee Mareykanku ka qabaan colaada socota iyo qatarta dagaalku leeyahay.

Xoghayaha wuxuu hoosta ka xariiqay muhiimada ay leedahay in dadka rayidka oo ay ku jiraan qaxootiga Sudan u baxsanaya laga ilaaliyo waxyeelo kale oo dheeri ah islamarkaana heyadaha gaargaarka loo ogolaado gobalka Tigray

Previous Post

Kulan ujeedkiisu ahaa sidii loogu gurman lahaa dadka ay saameeysay Duufaantii Gati oo la qabtay “Sawirro”

Next Post

Ciidanka booliska soomaaliyeed oo ka hortagay dhagar qabe miino ku aasayay degmada Warta-nabada /sawiro

Next Post
Ciidanka booliska soomaaliyeed oo ka hortagay dhagar qabe miino ku aasayay degmada Warta-nabada /sawiro

Ciidanka booliska soomaaliyeed oo ka hortagay dhagar qabe miino ku aasayay degmada Warta-nabada /sawiro

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

Agaasime Mahad Salaad oo Mareykanka kala hadlay ciribtirka Khawaarijta.

April 3, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

Ardayda Soomaalida ee Kenya oo xaaflad isbarasho ah u sameeyay maamulka Safaaradda

April 3, 2026
0

Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee  Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

Taliye Shuute “Sharcigu ma yaqaanno kan waa muxaafad iyo kan waa mucaarad”

April 3, 2026
0

Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In