Saturday, March 14, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha Cusub ee Golaha Shacabka Oo Xilka La Wareegay

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Xoghayaha Cusub ee Golaha Shacabka Oo Xilka La Wareegay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad kooban oo uu xilka kula wareegayay xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabiri), ayaa lagu qabtay xarunta guddoonka iyo guddiyada ee Villa Hargeysa. Munaasabada, ayaa waxaa goob joog ka ahaa Habdhowraha Golaha Shacabka iyo ku-xigeennadiisa, la-taliyaha arrimaha Amniga iyo Siyaasada ee Guddoomiyaha Golaha Shacabka.

Xoghayihii hore ee Golaha Shacabka Mudane Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux, ayaa dhammaan feylasha ay ku keydsanyihiin Xogta Golaha Shacabka iyo dhamaan howlaha Xafiiska, ayaa ku wareejiyay Xoghayaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle jaabiri, isagoona sheegay in uu ku faraxsanyahay islamarkaana uu ku kalsoonyahay aqoonta iyo kartida Shaqsiga xafiiska kala wareegay, waxaana uu kula dardaarmay in uu dardargeliyo Shaqada in uu shaqada meesha ka sii amba-qaado.

Related posts

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026

Xoghayaha cusub ee Golaha Shacabka Mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Cabdulle Jaabiri, ayaa uga mahadceliyay Xoghayihii hore ee Golaha Shacabka ee Mudane Cabdikariin Xaaji Cabdi Buux shaqadii wanaagsaneyd ee uu ka soo qabtay mudadii uu Xafiiska joogay, isagoo balanqaaday in uu halkeeda kasii wadi doono.

Habdhawraha Golaha Shacabka Mudane Xil. Maxamed Cabdullaahi Xasan Nuux, oo gaba gabada munaasabada soo xiray ayaa sheegay in Xoghayihii hore ee Golaha Shacabka ku amaanay howlkarnimadiisii iyo shaqadii wanaagsaneyd ee uu Goluhu kasoo qabtay,waxaana uu kula dardaarmay Xoghayaha cusub ee maanta xilka la wareegay in uu shaqadiisa noqato mid ay ku dheehan tahay daacadnimo iyo howlkarnimo.

Previous Post

R/W Xamse Oo Ka Tacsiyeeyay Geerida Xildhibaan Hore Daahir Xasan Guutaale

Next Post

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo gaaray Degmada Cadalle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe

Next Post
Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo gaaray Degmada Cadalle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe

Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo gaaray Degmada Cadalle ee Gobolka Shabeellaha Dhexe

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Buula-burte oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 14, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Soomaaliya oo Qaadaysa Tallaabo Muhiim ah oo ay Kaga Mid Noqonayso Silsiladaha Caalamiga ah ee Macdanta Muhiimka ah

March 13, 2026
0

Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyada oo loo marayo Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta, ayaa saxiixday Heshiis Is-afgarad (MoU) oo ku saabsan...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo khadka telefonka kula hadlay dhiggiisa Dalka Qatar

March 13, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Ku-xigeenka Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka...

Wasiirka Xuquuqul Insaanka XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan looga hadlayay Horumarinta Xuquuqda Aadanaha

Wasiirka Xuquuqul Insaanka XFS oo Geneva ku guddoomisay kulan looga hadlayay Horumarinta Xuquuqda Aadanaha

March 13, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Geneva ee dalka Switzerland...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In