Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha guud ee Maamulka Gobalka Banaadir oo tababar u furay dhallinyaro “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xoghayaha guud ee Maamulka Gobalka Banaadir oo tababar u furay dhallinyaro “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghaya Guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Feysal Carale Afrax ayaa maanta ka daah-furay tababar xarunta dhallinyarada Gobolka Banaadir, tababarkaan oo cinwaankiisu ahaa  fikradaha Shaqada, caqabadaha iyo fursadaha  shaqaalaha Bulshada ayaa waxaa ka soo qeyb galay oo ka faa’iideystay qaar ka mid ah dhalinyarada jaamacadah iyo degmooyinka Gobolka Banaadir.

Xarunta dhallinyarada oo ah goob loogu adeego dhallinyarada ayaa waxaa tababarkan  ka faa’iideystay ku dhawaad 50 dhallinyaro ah, Xoghayaha guud ee Maamulka Gobolka Banaadir Mudane Feysal Caraale Afrax oo la hadlay dhallinyarada ayaa ku amaanay sida ay ugu faa’iideystaan fursadaha aqooneed iyo mida xirfadeed ee xarunta dhalinyarada ka dhaca sida ay ugu faa’iideyteen.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Tababarkan ay ka faa’iideysteen dhallinyarada ayaa waxaa bixinayay Agasime Ku-xigeenka Waaxda dad dhigista Mudane Cabdullaahi Maxamed Axmed Ganoood, iyadoo dhalinyarada ay ka faa’iideysteen qibradiisa iyo waaya-aragnimadiisa.

Ugu danbeyntii, Gudoomiyaha Dhallinyarada Gobolka Banaadir Mudane Cabdikafi Maxamuud Makaraan ayaa dhallinyarada ku dhiiri geliyay in ay ugu faa’iideeyaan bulshada inteeda kale oo aan jaaniska uhelin fursadaan.

Previous Post

Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Qaranka oo xilka si rasmi ah ula wareegay “SAWIRRO”

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In