Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Afrika

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka hadlay walaaca ku saabsan xaaladda deg degga ah ee dalka Itoobiya

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Afrika, Wararka
0
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo ka hadlay walaaca ku saabsan xaaladda deg degga ah ee dalka Itoobiya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo ka hadlay walaaca ku saabsan xaaladda deg degga ah ee dalka Itoobiya.

“Waxa uu aad uga walaacsanahay rabshadaha sii kordhaya ee Itoobiya iyo ku dhawaaqista xaalad degdeg ah oo dhowaan lagu soo rogay,” Afhayeenka Madaxa Qaramada Midoobay, Stephane Dujarric, ayaa bayaan ku yiri. “Xasiloonida Itoobiya iyo guud ahaan gobolka ayaa halis ku jira.”

Related posts

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026

Xaaladda degdega ah ayaa timid kadib shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha Wasiirada xili ay sii kordhayaan iska horimaadyada ay kula jiraan jabhada Tigray (TPLF) iyo Jabhada Oromada ee Shene (OLA-shene).

Dawladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday xabbad-joojin hal dhinac ah 29-kii Juun, waxayna kala baxday ciidamadeeda Tigrayga, ka dib ciidammada fallaagada ayaa isku fidiyay gobollada ay dariska yihiin ee Amxaarada iyo Canfarta.

Malaayiin qof ayaa ku barakacay colaadda, sida ay sheegtay Qaramada Midoobay, iyadoo ka digaysa masiibo bini’aadantinimo.

“Guterres ayaa ku celceliyay baaqiisa ku aadan in si deg deg ah loo joojiyo colaadda, gargaar beni’aadanimo oo aan xadidneyn si loo gaarsiiyo gargaar nafo lagu badbaadinayo oo deg deg ah, iyo wadahadal Qaran oo loo dhan yahay si loo xaliyo dhibaatadan loona abuuro aas aaska nabadda iyo xasiloonida dalka oo dhan,” ayuu hadalkiisa raaciyay afhayeen Dujarric.

Previous Post

Wasaaradda Caafimaadka oo tababar u soo gabo gabeysay xirfadlayaal caafimaad “SAWIRRO”

Next Post

In ka badan 100 Xuutiyiin ah oo lagu dilay magaalada Marib ee dalka Yemen

Next Post
In ka badan 100 Xuutiyiin ah oo lagu dilay magaalada Marib ee dalka Yemen

In ka badan 100 Xuutiyiin ah oo lagu dilay magaalada Marib ee dalka Yemen

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Guddoomay Nuqul Ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Cusub Turkiya ee Soomaaliya

September 30, 2026
0

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta qaabilay Safiirka cusub ee...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In