Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda Arrimaha gudaha oo ka hadlay kulan ay la qaateen odoyaasha dhaqanka ee G/Sh/dhexe iyo Hiiraan “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Xoghayaha joogtada ee Wasaaradda Arrimaha gudaha oo ka hadlay kulan ay la qaateen odoyaasha dhaqanka ee G/Sh/dhexe iyo Hiiraan “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda arrimaha gudaha, guddiga fududeynta shirka maamul u sameynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe  iyo mas’uuliyiin ka socday urur goboleedka IGAD ayaa magaalada Jowhar kulan saacado qaatay oo looga hadlay dhismaha maamulka Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe waxa ay la qaateen Hogaanka dhaqanka ee labada gobol

Mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya iyo kuwa IGAD ayaa dhegeystay aragtida salaadiinta iyo naboodoona labada gobol ee dhismaha dowlad goboleed loo dhan yahay.

Related posts

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026

Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha gudaha iyo Federaalka Pro Yaxye Cali Ibraahim  ayaa kulanka kadib waxa warbaahinta Qaranka ugu waramaya waxyaabihi diirada lagu saaray.

“Kulan saacado qaatay ayaan la qaadanay odayaasha dhaqanka, waxaana ugu hadleeynay sidii meesha ay wax u marayeen looga sii dhaqaajin lahaa, odayaashu waxa ay soo bandhigeen aragtidooda, waxaana ay ahaayeen kuwa xamaasadeesan oo doonaya dhismaha maamulka waxaan u jeedinaya inay soo qeyb sadaan xildhibaanada Barlamaanka waqti kooban waxaana u balanay kulan kale oo dhacaya talaadada Insha Allah”ayuu yiri Prof Yaxye Cali Ibraahim.

Xoghayaha joogtada ee Wasaarada Arrimaha gudaha iyo federaalka ayaa sidokale sheegay inay raja badan ka qabaan in waqti kooban lagu dhiso maamullka Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe.

‘’Raja wanaagsan ayaan qabnaa odayaashu waxa ay sheegeen in waqti kooban wax lagu dhiso karo, iyada oo la marayo nidaamki dowlad goboleedyada lagu dhiso”ayuu Xoghayaha Joogta ee Wasaaradda Arrimaha gudaha hadalkiisa ku daray.

vlcsnap-2016-09-11-15h01m15s159 vlcsnap-2016-09-11-15h02m06s188 vlcsnap-2016-09-11-15h02m31s157 vlcsnap-2016-09-11-15h03m53s239 vlcsnap-2016-09-11-15h04m42s179 vlcsnap-2016-09-11-15h05m40s29 vlcsnap-2016-09-11-15h06m25s223 vlcsnap-2016-09-11-15h08m51s137 vlcsnap-2016-09-11-15h10m02s83

Cabdishakuur Cali Axmed

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post

Madaxweynaha oo dadweynaha kala qeygalay salaada ciidul Adxa-Sawiro

Next Post
Madaxweynaha oo dadweynaha kala qeygalay salaada ciidul Adxa-Sawiro

Madaxweynaha oo dadweynaha kala qeygalay salaada ciidul Adxa-Sawiro

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Hindiya oo booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xiran dalkaas

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO(INDIA):-Safiirka Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Hindiya oo xabsiga ku booqday muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xiran dalka...

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

Akhriso:Qaar kamid ah waxqabadyadii Baarlamaanka 11-aad ee Aqalka Sare

March 15, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Aqalka Sare ee Baarlamaanka ee 11-aad ayaa muddadii uu shaqeynayay ku guuleystay fulinta waajibaadyo muhiim ah oo kaalin muuqda...

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In