Sunday, October 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka Colin Powell oo u geeriyooday Karoona Fayras

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
5 years ago
in Wararka
0
Xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka Colin Powell oo u geeriyooday Karoona Fayras
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xoghayihii hore ee arrimaha dibadda Mareykanka Colin Powell ayaa maanta oo isniin ah u geeriyooday xanuunka Karoona Fayras, isagoo jira 84 sano.Warbixin ay soo saareen qoyskiisa  ayaa lagu sheegay in Jeneraal Colin Powell u geeriyooday Cudurka Karoona Fayras.

Qoyska ayaa sheegay in Colin si wanaagsan loola tacaalay intuu xanuunsaana waxeyna u mahd celieyeen waaxda caafimaadka gaar ahaan  dhaqaatiirtii ku howlaneed daweyntiisa.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

October 4, 2026
Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

October 4, 2026

Colin Powell ayaa  noqday xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka bishii Janaayo 2001 isagoo ahaa wasiirkii ugu horreeyay ee Afrikaan Mareykan ah ee qabta jagadan.

Powell wuxuu xilal badan ka soo qabtay maamulka Mareykanka, gaar ahaan wasaaaradaha  gaashaandhigga iyo dibadda laakiin waxaa noloshiisa bar madow ku noqday kaalintii uu ku lahaa dagaalki lagu qaaday dalka Ciraaq kaas oo sababy burburka dowladdii Ciraaq iyo dhimashada dad tira badan oo rayid ahaa.

Previous Post

Wasiirka Gaadiidka oo booqday Buundada liiq-liiqato oo dayactir lagu sameeyay “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Jubbaland oo daahfuray kulan wadareedka dar-dar galinta hiigsiga Xukuumadda “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Jubbaland oo daahfuray kulan wadareedka dar-dar galinta hiigsiga Xukuumadda “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jubbaland oo daahfuray kulan wadareedka dar-dar galinta hiigsiga Xukuumadda "SAWIRRO"

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Tanzania

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Arusha ee dalka Tanzania kulan...

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

Agaasime Mahad Salaad oo booqday xarunta NISA ee gobolka Galgaduud

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka ee NISA Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maanta kormeeray xarunta Ciidanka NISA ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Uganda

October 4, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO MADASHA AL-CALAMAYN KU SOO BANDHIGAY FURSADAHA MAALGASHI IYO DHAQAALE EE SOOMAALIYA

October 3, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Al-calameyn ee dalka Masar kaga qaybgalay Madasha Ganacsiga Alcalamayn–Afrika, oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In