Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoojinta Iyo Iskaashiga Nabadgelyada Gaalkacyo Oo Laga Shiray

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Xoojinta Iyo Iskaashiga Nabadgelyada Gaalkacyo Oo Laga Shiray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Duqa Degmada Gaalkacyo ee  Galmudug  Cabdiraxmaan Sheekh Xasan iyo sii hayaha xilka Guddoomiyaha dagmada Galkacyo ee  Puntland Maxamuud Cabdinuur Aadan ayaa Maanta ka wada qeyb galay kulan looga hadlayay amniga iyo nabad galyada Degmada Gaalkacyo.

Kulanka ayaa intii uu socday waxaa goobjoog ka ahaa Saraakiisha laamaha Amniga Galmudug iyo Puntland, waxaana diiradda lugu saaray dhacdooyin dhawaan ka dhacay Magaalada  Gaalkacyo iyo muranka ka dhasha lahaan shaha  dhulka oo muddooyinkii danbe ka jiray Magaalada Gaalkacyo iyo Naxaawigeeda.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Duqa Degmada Gaalkacyo ee Galmudug  Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Xasan ayaa ku bogaadiyay Saraakiisha laamaha Amniga sida ay ugu howlan yihiim xoojinta amniga iyo dar dar galinta howlaha lugu sugayo amniga Degmada Gaalkacyo.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga XFS Iyo Taliyaha CXDS Oo Kormeeray Deegaannadii Laga Xoreeyay Argagixisada

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Kormeeray Wasaaradda Maaliyadda Iyo Bangiga Dhexe

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Kormeeray Wasaaradda Maaliyadda Iyo Bangiga Dhexe

Ra’iisul Wasaare Xamse Oo Kormeeray Wasaaradda Maaliyadda Iyo Bangiga Dhexe

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In