Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xoolo dhaqato iyo Al-Shabaab ku dagaallamay Hiiraan

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Horjooge Ajinebi ah oo lagu dilay Hiiraan.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wararka naga soo gaaraya Tuulooyinka Gars-yaani iyo Booco ee bariga Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay halkaasi ku dagaallamaeen Dadka degaannadaasi ku dhaqan iyo Malleeshiyo ka tirsan Al-Shabaab.

Dadka degaannadaasi oo ay warbaahinta Qaranka la xiriirtay ayaa sheegay in uu halkaasi jab xooggan kasoo gaaray Al-Shabaab oo duullaan kusoo qaaday Shacabka halkaasi ku dhaqan, iyagoo intaa raaciyay in ay arkeen qaar ka mid ah meydadka Malleeshiyada.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Xiisaddan ayaa ka dhalatay, markii ay Kooxda Al-Shabaab isku dayeen in ay si xoog ah Xoolo iyo dhaqaale kale ugu qaadaan Dadka halkaasi ku nool, taas oo ay ku sheegeen in ay tahay Zakawaad.

Sidoo kale, Dadka halkaasi ku dhaqan ayaa sheegay in ay dhibaatada noocan ah ku hayaan Kooxdu dhammaan degaannada Miyiga iyo Tuulooyinka ku yaalla Webiga hareerahiisa, balse ay Shacabku billaabeen in ay iska dhiciyaan, aadna loogu tabaabusheysay la dagaallanka argagixisada.

Degaanada yar ee ay kaga sugan yihiin Gobolka hiiraan Maleeshiyada Shabaab ayaa waxaa ay ka billaabeen uruurin dhaqaale iyo in ay qaataan Gaadiidka ay iyaga doonayaan, taasi oo keentay in Dadka halkaasi ku dhaqan ay la dagaallamaan.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Shaaciyay In Gogosha Dib-u-heshiisiinta Galmudug Ay Taallo Magaalada Dhuusamareeb”Sawirro”

Next Post

Dowladda Soomaaliya oo Billaawday Hab-raaca Ciidamada Ahlu-sunna Lagu Qarameynayo

Next Post
Dowladda Soomaaliya oo Billaawday Hab-raaca Ciidamada Ahlu-sunna Lagu Qarameynayo

Dowladda Soomaaliya oo Billaawday Hab-raaca Ciidamada Ahlu-sunna Lagu Qarameynayo

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In