Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubin ka tirsan guddiga dib u heshiisiinta Qaranka oo geeriyooday

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Xubin ka tirsan guddiga dib u heshiisiinta Qaranka oo geeriyooday
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Alle ha u naxriistee waxaa magaalada Baydhabo ku geeriyooday Marxuum Buukaay Cali Aadan oo ka tirsanaa guddiga dib u heshiisiinta Qaranka Soomaaliyeed,kaasi oo xalay ku geeriyooday magaalada Baydhabo.

Marxuumka ayaa in muddo ah ku xanuusanayay magaaladaasi Baydhabo,isagoo marki dambe uu u geeriyooday hanuunka hayay,sida uu Wakalaadda SONNA u xaqiijiyaya Sayid Cali Cabdi Muxiyadiin – Xoghayaha Maamulka iyo Maaliyadda ee guddiga dib u heshiisiinta Qaranka Soomaaliyeed.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Dhanka kale waxaa geeridiisa ka tacsiyadeeyay mas’uuliyiinta guddigaasi oo uu ugu horeey Ismaaciil Macalin Muuse guddoomiyaha guddiga,C/risaaq Ibraahim Axmed,kuxigeenka dhamaan xubnaha guddiga iyo shaqaalaha guddiga,iyagoo eebe uga baryaya in uu janadii Fardowsa uu ka waraabiyo.

Guddiga dib u heshiisiinta Qaranka ayaa dowr muuqda ku leh arrimaha la xiriira dib u heshiisinta dalka,si looga gudbo dhibaatooyinkii kaladuwanaa ee soo maray dalka.

Previous Post

Press Statement: The Detention Of Citizen Mukhtar Robow Abu-Mansur

Next Post

Wasiirka Beyle: “Sanadka cusub waxaan rajo ka qabnaa in deynta nalaga cafiyo”

Next Post
Wasiirka Beyle: “Sanadka cusub waxaan rajo ka qabnaa in deynta nalaga cafiyo”

Wasiirka Beyle: "Sanadka cusub waxaan rajo ka qabnaa in deynta nalaga cafiyo"

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In