Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubna ka socda Xafiiska  Xalka Waara oo booqday xeryaha qoxootiga Kismaayo “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Xubna ka socda Xafiiska  Xalka Waara oo booqday xeryaha qoxootiga Kismaayo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubna ka socda Xafiiska  Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta Dowladda Federaalka Soomaaliya  iyo Urur gobaleedka Igad ayaa manata u kuur-galay xaalada ay ku sugan yahiin dadka barakacyaasha iyo qaxootiga soo gurya noqday ee  ku nool  magaalada kismaayo .

Mas’uulayiinta ayaa indha indheeyay qaabka ay u nool yahiin dadka baracakayaasha ah ee xeryaha ku nool  kuwaas oo  ay kala ah Faanoole IDPS oo ka kooban Gumeyni iyo Kheyre, Xaaji Weyne, Istanbul camp iyo Buula Bartire, iyada oo halkaasi ku haysto waxbarasho la’aan, caafimaad darro iyo in aysan heesan adeega aasaasiga u ah bulshada qeybaheeda kala duwan.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026

Agaasimaha Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka Marwa Sahra Cabdi Maxamed  iyo Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barkacyaasha Jubbaland Mudane Mohamed Sheekh Khadar oo ay wehliyaan khubro kala socda Wasaaradda Qorsheynta, Wasaaradda Arrimaha Guddaha, dowladda dhexe ayaa warbxino la xariira bilowga waxa sababay in dadkan barakacan iyo sida loogu gurmaday ka dhageystay qeybahii kala duwanaa ee ay la kulmeen.

Intaas  kadib ayaa  mas’uulayiinta waxa ay kormeer ku tageen xaafada Midnimo oo ay dagan yahiin dadka soo guryo noqday halkaasi loogu sameyay guryo ka kooban Labo qol, barxad iyo suuli tasoo ka dhigtay in ay la mid noqdan dadka caadiga ah, iyagoona ka sheekeeyay nolashooda.

“waxaan kasoo barakacay fakaane, waxaan ku jirnay dhib iyo rafaad biyaa wax walbo inaga qaaday  rafaad ayaa ku jirnay, sidoo kale gabar ayaa kansar iiga dhacay oo halkan wax looga qaban  karin ka dib waxaa usoo barkacay magaalada Kismaayo, waxaa dib u dajin laygu sameyay xaafadan Midnimo oo layga siiyay gurigan Ka kooban 2 qol Alxamdulilaah waa caafimaad qabnaa waana fiicanahay dadka kale ayaan la mid nahahay  Maasha allaah, sida kale shaqo la, aan ayaa iska jirta oo ah wax la,aan guud oo aan la simanahay dadka kale  waa ku faraxsanahay nolshaha aan ku jirno, maanta roob  naguma da’ayo, ciyaalka waxbarasho ayey aadaan biyana waan haysanaa” ayey tiri Maamo Najmo bare.

Xafiiska Xalka Waara ee Wasaaradda Qorsheynta Qaranka ayaa waddo daddaalo ku aaaddan sidii looga miradhalin lahaa Istaraajiyadda xalka waara tasoo ay qeexayso hadafyada wax looga qabanayo dadka barakaca uu saameyay iyada oo mudnaan la kala siinayo dadkaasi nugal.

Previous Post

Abaaro daran oo laga soo werinayo gobolka Gedo

Next Post

R/Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hoggaminaayo oo ku wajahan Dhuusamareeb

Next Post
R/Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hoggaminaayo oo ku wajahan Dhuusamareeb

R/Wasaaraha XFS iyo wafdi uu hoggaminaayo oo ku wajahan Dhuusamareeb

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In