Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubnaha Golaha Deegaanka degmada Gaalkacyo oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Xubnaha Golaha Deegaanka degmada Gaalkacyo oo tababar loo soo xiray “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tababarkaan oo socday muddo kow iyo toban maalmood ah, isla markaana taaba galintiisa ay iska kaashanayeen Wasaaradaha arrimaha Gudaha Galmudug iyo Hay’adda UNDP ayaa maanta magaalada Gaalkacyo loogu soo xiray shaqaalaha Dowlada Hoose ee degmada Gaalkacyo iyo xubno ka socday qaar ka mid ah Wasaaradaha Waxbarashada dowlar Goboleedka Galmudug

Xiritaanka tababarka oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiinta maamulka Gobolka iyo kuwa Degmada Gaalkacyo, howlwadeenno ka socday Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa waxaa si rasmi ah usoo xiray Agaasimaha guud ee Wasaaradda arimaha gudaha Galmudug Warsame Faarax Cabdi.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

Duqa Dagmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale oo ugu horeyn ka hadlay xiritaanka tababarka ayaa sheegay in ka maamul ahaan ay wax weyn ku soo kordhin karto hanaanka maamull iyo misaaniyadda shanta sano ee soo socato iyo dajinta qorshayaasha horumarineed ee Dagmada

Maxamed Cali Axmed oo ka mid ah xubnaha golaha deegaanka Degmada iyo Xamdi Cabdiqaadir oo ka socatay Wasaaradda Waxbarashada Galmudug ayaa xusay in ay waxbadan ka faa’iideen tababarka muddadii uu socday, ayna ku dadaali doonaan in ay ku shaqeeyaan aqoontii ay ka barteen

Guddoomiyaha Gobalka Mudug mudane Cabdiraxmaan Cali Diiriye Isxal ayaa isna uga mahadceliyay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo hay’adaha gacanta ka geystay tababarkaan, isagoo ku tilmaamay talaabo wax weyn ku soo kordhin doonto nidaamka maamul ee shaqada dowladda hoose ee Degmada Gaalkacyo.

Ugu dambeyn Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug Warsame Faarax Cabdi ayaa kula dar daarmay xubihii ka faa’ideystay tababarka aqoon kordhinta in ay noqdaan kuwa ka soo baxa howlaha shaqo ee ku aadan tababarka ee ay qaateen

Previous Post

Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo shahaadooyin guddoonsiiyay howlwadeenno tababar loo soo xiray “SAWIRRO”

Next Post

Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo qaabilay Wakiilka UNFPA ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo qaabilay Wakiilka UNFPA ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo qaabilay Wakiilka UNFPA ee Soomaaliya "SAWIRRO"

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In