Sunday, March 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno ka socda Wasaaradda Caafimaadka oo Tababar uga Furmay Shiinaha 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Xubno ka socda Wasaaradda Caafimaadka oo Tababar uga Furmay Shiinaha 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Aqoon darsigan oo ku saabsan Xoojinta nidaamka Caafimaadka iyo maamulkiisa ayaa lagu darsayaa mawaadiic kala duwan oo ay kamid yihiin Nidaamka Caafimaadka iyo sida lagu horumarin karo, waxa ay Soomaaliya ka baran karto nidaamka Caafimaadka Dalka Shiinaha, sida loo maamulo Cudur dillaacyada, Isticmaalka Tiknoolajiyadda adeeg bixinta Caafimaadka, Nidaamka xogto iyo baadi goobka Cudurrada, nidaamka maamulka Tallaalka iyo qayba kale oo badan.

Xubnaha ka qayb galaya aqoon daraska ayaa isugu jiro Agaasimayaasha waaxyaha Wasaaradda Caafimaadka Fadaaraalka, la taliyayaal sare, Agaasimaha Isbitaalka Demartiino, Madax qeybeedyo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Agaasimayaasha guud ee Wasaaradaha Caafimaadka Dowlad Goboleedyada, Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banaadir, xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, iyo xubno kale.

Related posts

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026

Aqoon daraska oo socon doono muddo sedax Asbuuc ah ayaan waxaa ku lamaansan booqashooyin goobo Caafimaad iyo Hey’adaha adeegyada Caafimaada, sida Isbitaallo, iyo Hey’adda China CDC, si xubnaha ka socda qeybta Caafimaadka Dalka u helaan aqoon iyo khibrado dheeraad ah oo ku filan taasoo fududeynaysa la jaan qaadida horumarka xowliga ku socda ee Caafimaadka aduunka oo dhan.

Munaasabadda Furitaanka aqoon daraska waxaa goob joog ka ahaa Mas’uuliin ka socotey Safaaradda Soomaaliya ee Wadanka Shiinaha, waxaana tababarkan hirgeliyey Wasaaradda Ganacsiga dalka Shiinaha iyadoo uu fulinayo Commissionka Caafimaadka dalka Shiinaha.

Previous Post

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo Nairobi kaga qayb galay shir muhiim ah

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo xubno khawaarijta ka tisanaa ku laayay Bakool

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka oo xubno khawaarijta ka tisanaa ku laayay Bakool

Ciidanka Xoogga Dalka oo xubno khawaarijta ka tisanaa ku laayay Bakool

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

Akhriso Afarta degmo ee isugu soo hartay tartanka

March 15, 2026
0

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa isku aadka wareegga  Afar dhamaadka ee tartanka oo ay isugu soo hareen...

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

Tartamayaasha Hodan oo caawa u gudbay wareegga afar dhamaadka ee tartanka “SAWIRRO”

March 15, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo afur sharafeed ku maamuusay Safiirka Qatar

March 14, 2026
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa casuumaad afur-sharafeed ah ku maamuusay Danjiraha Dowladda aan walaalaha nahay...

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay  Dable NISA Mukhtaar Shakuur

Maxkamadda Ciidanka qalabka sida oo dil toogasho ku xakuntay Dable NISA Mukhtaar Shakuur

March 14, 2026
0

Dable NISA Mukhtaar Shakuur Amiin, ayaa lagu edeeyay dilka Marxuum Fatxi Cabdullahi Cabdi oo dhacay Taariikhdu markii ay aheyd Lix...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In