Wafdi ay hoggaamineeyso Agaasimaha Waaxda Caruurta ee Wasaarada Haweenka iyo Horumatint Xuquuqda Aadanah ee dowlada Federaalka Soomaaliya Mudan Faaduma Maxamad Cali iyo Lataliye Sare ee Wasaarada Haweenka Xamz Shiikh Xuseen, ayaa ka qeyb galay Shirka dowladaha Jaamacadda Carabta oo maant uga farmay Dalka Boqortoyada Sucuudi Carabiya Magaalo Madaxdiisa Riyaad.
Shirkaan ayaa waxaa looga hadlayaa Caafimaadka Haweenka Carabta, iyadoo oo diirada lagu saaraayo sida lagu yareey lahaay dhibaatada ( Cudurka Kansarka Haweenka uga dhaca Naasaha iyo Minka).
Sidoo kale Kulankaan ayaa lagu soo bandhigay Daarasado iyo Cilmi baariis ku Aadan dhibaatada Cudurkaan uu Haweenka Caalamka ku haayo gaar ahaan Haweenka Carabta.