Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socday Baarlamaanka Kenya “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xubno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo qaabilay wafdi ka socday Baarlamaanka Kenya “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubnahaan ka socday Barlamanaanka Kenya ee maanta soo gaaray magaladada Muqdisho oo ka koobnaa 9 xubnood oo ka tirsan guddiga difaca iyo arrimaha dibadda ee Barlamaanka Kenya ayaa waxaa garoonka diyaaraha magaladda Muqdisho ku soo dhaweeyey Xildhibaanno ka tirsan Barlamanka Soomaaliya, Safiirka dowladda Kenya u jooga Soomaaliya,

Xildhibaadda ka socday Barlamanka Kenya ayaa xarunta Villa Hargaysa ee magalaada Muqdisho waxaa ay kulan saacado badan qaatay  kula yesheen  guddiyada  difaaca iyo Arrimaha dibadda ee barlamaanka Soomaaliya, kaasi oo ay kaga wada hadleen  xoojinta iyo wada shaqeynta labada baarlamaan.

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Kulaanka oo ay goob-joog ka ahayeen safiirka Soomaaliya u fadhiya Kenya  Jamaal Maxamed  Xasan iyo Safiirka Kenya u jooga Soomaaliya Lucas Kyonze Tumbo, waxaa kaloo diiradda lagu saaray arrimo ay ka mid  ahayeen fududaynta dal ku galka iyo dulimaadyadda labada shacab,  sidii Kenya iyo Soomaaliya ay isaga kaashan lahayeen ladagaallanka argagixisada Al-Shabaab, darbiga dowladda Kenya ay sheegatay in ka dhiseyso xadka  labada dalka  iyo  arrimo kale oo mihiim ah.

Ilyaas Barre Shiil oo hogaaminayay wafdiga Xildhibaanada Kenya ka socday  oo la hadlay Warbaahinta Qaranka aya sheegay in Soomaaliya iyo Kenya uu ka dhexeeyo xariir darisnimo oo wanaagsan,  isla markaana  looo bahan yahay in laga shaqeeyo adkaynta xariirka labada dhinac.

Aweys Cabdulahi Ibraashim Xog-hayaha  guddiga arrimaha dibadadda ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa xusay in arrimhii laga wada hadalay la isku raacay in la xoojiyo wada shaqeynta labada baarlamaan, isla markaana  wafdi  ka socda Baarlamaanka Soomalliya ay tegi doonaan dhawaan dalka Kenya.

Xildhibaan Xuseen Carab Ciise Guddomiyaha guddiga difaaca golaha  shacabka  Soomaaliyeed ayaa  tilmaamay  in kulankan ay manta yeesheen xubaha ka socday Barlamaanka Kenya ay  tahay guul u soo hooyatay shacabka Soomaliyeed,  wixii caqabado ah ee haystana  ay kale  hadli doonaan xubnaha baarlamaanka Kenya ka yimid, si wax looga qabto tabashada shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Kenya.

vlcsnap-70715 vlcsnap-71541 vlcsnap-71724 vlcsnap-71796 vlcsnap-71846 vlcsnap-71882 vlcsnap-71954 vlcsnap-71992 vlcsnap-72027 vlcsnap-72100 vlcsnap-72214 vlcsnap-72345 vlcsnap-72595 vlcsnap-72743 vlcsnap-72793 vlcsnap-72880 vlcsnap-72977 vlcsnap-73127 vlcsnap-73217 vlcsnap-73292 vlcsnap-73341 vlcsnap-73423 vlcsnap-73455 vlcsnap-73480 vlcsnap-73503 vlcsnap-73597 vlcsnap-73648

 

Previous Post

Maamulka Dugsiga Banadir Zone oo ka hadlay arrimaha waxbarashada “SAWIRRO”

Next Post

Warshad farsamada gacanta ah oo laga hirgelinayo xabsiga dhexe

Next Post
Warshad farsamada gacanta ah oo laga hirgelinayo xabsiga dhexe

Warshad farsamada gacanta ah oo laga hirgelinayo xabsiga dhexe

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In