Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Puntland oo kormeeray khasaarihii ka dhashay roobabkii ka da’ay Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Qoysas degan Tuulooyinka uu maro Webiga Jubba oo ka Barakacay Guryahooda “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xubnahaan ka tirsanaa golaha Wasiirada dowlad gobaleedka Puntland oo uu hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda  Maaliyadda Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad kuwaas oo uu ka mid ahaa Wasiirka Wasaaradda Gaargaarka Puntland Cabdulaahi Cabdi Xirsi ayaa kulan kula qaatay magaalada Gaalkacyo  maamulka gobalka Mudug kan dagmada Gaalkacyo ganacsatada iyo waxgarad

Wafdigaan oo ujeedka imaanshahooda Gaalkacyo uu la xariiray sidii la isaga kaashan lahaa xaaladaha dag daga ah iyo arimaha Beni’aadannimo ee ka dhaahay roobabkii xooganaa ee 5 tii bishan ka da’ay Gaalkacyo waxaana masuuliyiintaan soo gaaray Gaalkacyo ay kormeer ku sameeyeen qeybo ka mida xaafadaha daanta waqooyi ee Galkacyo, kuwaas oo ay ka socdeen dadaalo uu waday maamulka dagmada, isla markaana ku aadanaa furista goobo badan oo ay kusoo rogmadeen daadadka

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sidoo kale Wafdi ayaa gaaray isbitaalka guud ee Gaalkacyo ee Puntland oo ka mida goobaha ay go’doomiyeen daadadku ayay warbixino la xariira saameeynta roobabka ka dhageeysteen maamulka isbitaalka

Markii uu soo idlaaday koormeerku ayaa waxaa ugu horeyn la hadlay warbaahinta Gudoomiyaha Gobalka .Mudug Feysal Sheekh Cali iyo Wasiirka Wasaaradda Gaargaarka Puntland Cabdulaahi Cabdi Xirsi oo si wadajir ah ku baaqay in oaga qeybqaato dhismaha goobaha ku burburay fatahaadda roobabkii ka da’ay Gaalkacyo.

Previous Post

Guddoomiyaha golaha shacabka oo ku baaqay in loo gurmado dadka ay daadadku saameeyeen

Next Post

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan la qaatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Next Post
Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan la qaatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Wasiirka Cadaaladda XFS oo kulan la qaatay Safiirka UK ee Soomaaliya

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In