Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuduudda Mareykanka iyo Mexico oo caruur ku geeriyootay

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Xuduudda Mareykanka iyo Mexico oo caruur ku geeriyootay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Caruurta dadka muhaajiriinta ah ee ku xaniban xuduudaha Mareykank uu la wadaago dalka Mexico ayaa lagu soo waramaya in ay u geeriyoonayaan daryeel xumo iyo dhibaato caafimaad maadaama ay ku nool yihiin xaalad aaad u liidata.

Related posts

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026

Wararkii ugu dambeyeey ayaa sheegay in cunug 8 jir ah oo lagu magacaabi jiray Felipe Alonzo-Gomez uu ku geeriyooday xabsi ay leedahay dowladda Mareykanka oo lagu haayo dadka soo galootiga ah,kaasi oo qoyskiis aay ka yimaadeen wadanka Guatemala oo kamid ah wadamada dhaca bartamaha Amerika.

Xubno ka tirsan Congresska Mareykanka oo ka soo jeeda gobolka Texas aya arrintani dhaleeceeyey,waxaana ay sheegeen in bil gudeheeda ay tahay geerida cunugii labaad oo xabsiga ku dhimanaya.

Horey waxaa u geeriyoday Jakelin Caal  oo ahaa 7 sano jir kadib markii la xabisay,waxaana uu ka soo jeedaa isla dalka Guatemala,xubnaha Congresska ayaa dalbanaya in baaritaano dhab ah lagu sameeyo sababta keentay geerida caruurtaasi.

“Waa in aan xaqiijinaa in in aan ula dhaqmayno dadka soo galootiga ah si waafaqsan xeerarka caalamiga ah ee xuquuqul-insaanka iyo in aan siinayno adeegyad aas aasiga ah oo ay u baahanyihiin,qofkasta oo kujira xabsiyada dowladda Mareykanka waa in uu xuquuqdaasi helaa”.sidaasina waxaa yiri  congressman Joaquin Castro .

Dadka ugu badan ayaa waxaa ay kaimaanayaan wadamada Guatemala, Honduras and El Salvador oo dhaca bartamaha Amerika,iyagoo ka soo cararaya,faqrinimada,qalalaasiyaha,iygoo taasi bedelkeeda doonaya in nolol wanaagsan ay ka helaan Mareykanka.

Previous Post

Dhulgariir ruxay Jasiiradda Sicily ee Talyaaniga

Next Post

Madaxweyne Waare“Dagaal Beeleedyada Hiiraan Iyo Galgaduud Ka Soo Cusboonaaday Waxay Taageero U Yihiin argagaxisada.

Next Post
Madaxweyne Waare“Dagaal Beeleedyada Hiiraan Iyo Galgaduud Ka Soo Cusboonaaday Waxay Taageero U Yihiin argagaxisada.

Madaxweyne Waare“Dagaal Beeleedyada Hiiraan Iyo Galgaduud Ka Soo Cusboonaaday Waxay Taageero U Yihiin argagaxisada.

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

Safiirrada Carabta iyo ANC oo Kulanka Xoojinta Iskaashiga ku yeeshay magaalada Pretoria

February 18, 2026
0

Magaalada Pretoria, Koonfur Afrika – Waxaa ka dhacay kulan u dhexeeyay safiirrada dalalka Carabta ee fadhigoodu yahay Koonfur Afrika iyo...

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

Taliyaha Ciidanka XDS oo shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska guud ee XDS.

February 18, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa shir guddoomiyay kulanka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka...

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

Boqol Qoys oo Abaartu saameysay oo raashin gargaar ah lagu gaarsiiyay Buurhakaba

February 18, 2026
0

Buurhakaba, Baay – Boqol qoys oo ka mid ah dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira degmada Buurhakaba ee Gobolka Baay...

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

Wasaaradda Shaqada oo shaacisay Saacadaha Shaqada ee Bisha Ramadan

February 18, 2026
0

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay saacadaha shaqada inta lagu jiro bisha barakeysan ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In