Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xukuumadda oo furtay Aqoon-is-weydaarsi Qaran oo ku saabsan hannaanka Xafiiska Qaran ee Isbeddelka Cimilada

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 months ago
in Wararka
0
Xukuumadda oo furtay Aqoon-is-weydaarsi Qaran oo ku saabsan hannaanka Xafiiska Qaran ee Isbeddelka Cimilada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige oo uu wehlinayo Wasiirka Deegaanka iyo Isbaddalka Cimilada Mudane Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta daah-furay kulan aqoon-is-weydaarsi ah oo diiradda lagu saarayo Tijaabooyinka Maaliyadeed ee qorshaha Isbeddelka Cimilada Soomaaliya iyo hirgelinta sanduuqa dhaqaalaha ee Cimilada Qaranka.

Labada Wasiir oo furitaanka shirka khudbado ka jiidayay ayaa muujiyay doorka muhiim ka ah ee Dowladda Soomaaliya ay ku leedahay qorshaha iyo ka hortagidda saameynya xiliyada isbaddelka cimilada, Wasiir Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa diiradda ku saaray hadal jeedintiisii furitaanka aqoon-is-weydaarsiga muhiimadda ay leedahay in Soomaaliya ay si wax ku ool ah u hesho dhaqaalaha wax looga qabanayo isbaddelka cimilada, isagoo tilmaamay in arrintani ay tahay mudnaan istiraatiijiyadeed oo dalka u dagsan.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Sidoo kale Wasiirka Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada XFS Mudane Bashiir Maxamed Jaamac ayaa dhankiisa sheegay in looga baahan yahay ka qeyb galayaasha kulanka in ay soo saaraan natiijo Dowladda Soomaaliya u horseedi karta guul iyo ka hartagidda aafooyinka dabiiciha .

Aqoon-is-weydaarsigan oo socon doona muddo laba maalmood ah ayaa lagu falanqeyn doonaa horumarinta qorshayaasha iyo istaraatiijiyadda xal u heliyadda saameeynta dhaqaalaha ee isbaddelka cimilada Soomaaliya, iyadoo hannaanka uu hormuud ka yahay Xafiiska Sanduuqa Waran ee Dhaqaalaha Isbeddelka Cimilada.

Previous Post

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Qabatay Kulan ku saabsan u hoggaansanaanta Xeernidaamiyaha Xargaha Fiberka Badda

Next Post

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socday Suudaan

Next Post
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socday Suudaan

Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay wafdi ka socday Suudaan

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In