Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xukuumadda oo loogu baaqay in degmada Rabdhuure ay gurmad gaarsiiso

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiiro ka tirsan maamulka Koonfurgalbeed oo booqday degmada Waajid
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo mudooyinkan dambe ku sugnaa gobolka Bakool, ayaa kormeer ay ugu kuurgalayeen xaaladda dadka ku dhaqan degmada Rabdhuure ku tageen halkaasi

Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur “Sheekh Aadan Madoobe” iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray degmada Rabdhuure ee ka tirsan gobolka Bakool, waxaana ujeedka kormeerkooda uu la xiriiray sidii ay ugu kuur geli lahaayeen xaaladda ammaan iyo tan bulsho ee ka jirta degmada iyo deegaannada kale ee ku xeeran.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Guddoomiyaha gobolka Bakool Maxamed Cabdi Tool ayaa sheegay in xaaladda amni ay tahay mid la isku haleyn karo, waxaana uu intaa ku daray inay ka maqanyihiin adeegyada bulshada, isago mas’uuliyiinta wafdiga horkaceyso ka codsaday inay degmada laga hirgeli geliyo adeegyo aas aasi u ah bulshada.

Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur ayaa tilmaamay in xaalada ka jirta degmada ay u gudbin doonaan hay’adaha kale ee dowladda, si bulshada halkaasi ku dhaqan ay u heli lahaayeen gurmad dhinac waliba leh.

Previous Post

Wasiirka Cadaaladda oo la kulmay safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya

Next Post

Khudbadaha laga jeediyay furitaanka shirka Warbaahinta ee Muqdisho – SAWIRRO

Next Post
Khudbadaha laga jeediyay furitaanka shirka Warbaahinta ee Muqdisho – SAWIRRO

Khudbadaha laga jeediyay furitaanka shirka Warbaahinta ee Muqdisho - SAWIRRO

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In