Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xukuumadda Soomaaliya oo Toddobaadka Xorriyadda xarigga ka jareysa Mashaariic horumarineed.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Xukuumadda Soomaaliya oo Toddobaadka Xorriyadda xarigga ka jareysa Mashaariic horumarineed.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiyaha guddiga xuska 60 guurada xorriyadda iy midnimada oo ay dhinac taagnaayeen guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Maareeyaha Wakaaladda dhismaha Qaranka ayaa shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in la weyneeyo xuska 60 guuradii kasoo wareegtay markii Soomaaliya ay xurnimada ka qaadatay gumeystayaashii Talyaaniga iyo Ingiriiska.

Guddoomiyaha guddiga xuska 60 guurada ahna Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo shir jaraa’iid ku qabtay xarunta Wasaaradda Warfaafinta ayaa iclaamiyay mashaariic horumarineed oo laga hirgelin doono magaalada Muqdisho iyo gobolada dalka.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiir Maareeye ayaa tilmaamay in dowladda Soomaaliya iyadoo weyneyneyso xuska 60 sano guurada ay  xarigga ka jari doonto toddobaadka xorriyadda xarumo badan oo dalka muhiim u ah sida Tiyaatarka,Madxafka,Maktabadda,garoonka ciyaaraha ee Istadium Muqdisho,Fagaaraha Midnimada oo laga hirgeli doono xarunta Baarlamaankii hore,Beerta xorriyadda oo laga hirgeli doono degmada Waaberi,guryihii Wakaaladda kaluumeysiga,Beero lagu nasto iyo goobo kale oo waxbarasho oo laga hirgeli doono gobolada dalka.

Ugu dambeyntii Wasiir Maareeye ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan in la baneeyo guryaha dowladda si dib u dhis loogu sameeyo maadaama burbur uu soo gaaray.

Previous Post

DED DEG Madaxweynihii hore ee Dalka Masar oo geeriyooday

Next Post

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo booqday rugta ganacsiga Baxreyn+Sawirro

Next Post
Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo booqday rugta ganacsiga Baxreyn+Sawirro

Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha XFS oo booqday rugta ganacsiga Baxreyn+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In