Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xulka Galmudug oo tiigsaday kulanka kama dambeysta ah ee tartanka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xulka Galmudug oo tiigsaday kulanka kama dambeysta ah ee tartanka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Tartanka kubadda cagta dowlad Goboleedyada iyo Gobalka Banaadir ayaa galabta kulan ka tirsan wareegga afar dhamaadka waxaa isku arkay labada Xul ee Banaadir iyo Galmudug.

Kulanka ayaa waxaa u soo daawasho tegay dadweyne aad u fara badan oo ka kala yimid degmooyinka Gobalka Banaadir iyo deegaannada ku xeeran, waxaana si aad ah loo sugay amniga garoonka iyo waddooyinka soo gala.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Labada Xul ee Banaadir iyo Galmudug ayaa galabta soo bandhigay cayaar aad u xamaasad badan, taasi oo ku dhisneyd weerar iyo weerar celis, waxaana waqtigii loogu talagalay cayaarta ay ku soo idlaatay barbaro dhac 0-0. Waxaana Xulka Galmudug ay Kulanka finalka u gudbeen kolkii ay rigooreyaal kaga adkaadeen dhigooda Xulka Gobalka Banaadir.

Kulanka finalka ayaa waxaa 27ka bishan isku arki doona Xulalka Hirshabeelle iyo Galmudug.

Previous Post

Ciidanka ammaanka oo fashiliyay naftii halige doonayay inuu shacabka dhibaateeyo

Next Post

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray dib-u-howlgelinta Isbitaalka Sheekh Zayid ee Muqdisho

Next Post
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray dib-u-howlgelinta Isbitaalka Sheekh Zayid ee Muqdisho

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarigga ka jaray dib-u-howlgelinta Isbitaalka Sheekh Zayid ee Muqdisho

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In