Thursday, April 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska 12-ka April oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka, Xulashada
0
Xuska 12-ka April oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadan loogu dabaal degayay 56 guuradii ka soo wareegtay markii dhidibada loo aasay ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo ku beegan 12-ka April, ayaa waxaa ka qeyb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mas’uuliyiin ka tirsan labaa gole ee dowladda, hogaamiyeyaasha Dowlad goboleedyada Puntland, Galmudug, Jubbaland, Koonfur galbeed, taliyeyaasha ciidamada qalabka sida iyo diblomaasiyiin, kaasi oo maanta lagu qabtay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ee magaalada Muqdisho.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu horeyn markii uu tegay xarunta Wasaaradda difaaca waxa uu salaam sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga dalka.

Related posts

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐒𝐡𝐢𝐫-𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢 𝟐𝟖-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚.

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐒𝐡𝐢𝐫-𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢 𝟐𝟖-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚.

April 15, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan la qaatay sii hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan la qaatay sii hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

April 15, 2026

Qeybaha kala duwan ee ciidamada xoogga dalka ayaa goobta ku soo bandhigay gaaddo ka cayaar iyo dhoolatus ciidan oo ku aadan munaasadda 12-ka April, waxaana ay ciidamada wateen gaadiid dagaal.

Intaas kadib waxaa xafladda ka hadlay taliyaha ciidanka xoogga dalka Sareeyo Gaas Maxamed Aadan Axmed ayaa Madaxweynaha iyo mas’uuliyiintii la socotay warbixin ka siiyay howlaha ciidanka xoogga dalka iyo guulaha ay soo hooyeen.

Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Soomaaliya Jeneraal Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini ayaa hambalyo kadib waxa uu ka warbixiyay marxaladihii kala duwan ee ay soo mareen ciiidanka xoogga dalka, isagoo xusay inay joogteynayaan dib u dhiska ciidanka.

Madaxweynaha Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ahna taliyaha guud ee ciidanka qalabka sida Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu horeyn hambalyo ku aadan muaasabadda 12-ka April u diray ciidanka xoogga dalka iyo xaasaskooda.

Mudane Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soommaaliya oo hadalkiisa sii wata ayaa waalidiinta carruurtooda ay soo qaldeen Al-shabab, isla markaana lagu qabtay dagaalladii ka dhacay Puntland iyo Galmudug ka dalbaday inay soo raadsadaan carruurtooda, ayna ka hortagaan in carruurtooda la qaldo oo loo adeegsado colaadaha.

Madaxweye Xasan Sheekh ayaa sheegay in dowladda ay ku howlantahay diyaarinta Nidaam cusub oo ay mushaaraadka ku qaadanayaan ciidanka, si aysan u dhicin musuq maasuq iyo wax is daba marin.

Madaxweynaha ayaa shahaado sharaf guddoonsiiyay diblomaasiin ka socday dowladaha Soomaaliya ka caawiyay dib u dhiska ciidanka.

IMG_0497 IMG_0747 IMG_0748

IMG_0500 IMG_0504 IMG_0505 IMG_0518 IMG_0521 IMG_0522 IMG_0523 IMG_0531 IMG_0533 IMG_0535 IMG_0552 IMG_0553 IMG_0554 IMG_0555 IMG_0571 IMG_0572 IMG_0574 IMG_0575 IMG_0579 IMG_0584 IMG_0585 IMG_0593 IMG_0633 IMG_0635 IMG_0636 IMG_0637 IMG_0638  IMG_0640 IMG_0641 IMG_0642 IMG_0643 IMG_0644 IMG_0665 IMG_0666 IMG_0668 IMG_0669 IMG_0673 IMG_0682 IMG_0685  IMG_0728 IMG_0731 IMG_0733 IMG_0734 IMG_0737 IMG_0740 IMG_0741 IMG_0742 IMG_0765 IMG_0772 IMG_0776 IMG_0778 IMG_0781 IMG_0803 IMG_0805 IMG_0810 IMG_0812 IMG_0818 IMG_0820 IMG_0822 IMG_0824 IMG_0850 IMG_0854 IMG_0855 IMG_0857 IMG_0859 IMG_0861 IMG_0862 IMG_0863 IMG_0864 IMG_0865 IMG_0915 IMG_0916 IMG_0922  IMG_0932 IMG_0939 IMG_0948 IMG_0971 IMG_0974 IMG_0980 IMG_0982 IMG_1012 IMG_1014 IMG_1015 IMG_1016 IMG_1020 IMG_1029 IMG_1034 IMG_1036 IMG_1043 IMG_1050 IMG_1058 IMG_1062 IMG_1063 IMG_1065 IMG_1072 IMG_1074 IMG_1080 IMG_1085

Sawir Qaade:- Qadar Cali Nuur

Previous Post

Dhismaha Wakaaladda Hindisaha oo meel gabo gabo ah mareysa “SAWIRRO”

Next Post

Xuska maalinta CXD Soomaaliyeed oo Cadaado lagu qabtay-Sawirro

Next Post
Xuska maalinta CXD Soomaaliyeed oo Cadaado lagu qabtay-Sawirro

Xuska maalinta CXD Soomaaliyeed oo Cadaado lagu qabtay-Sawirro

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐒𝐡𝐢𝐫-𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢 𝟐𝟖-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚.

𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐗𝐅𝐒 𝐨𝐨 𝐒𝐡𝐢𝐫-𝐠𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐲 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐢𝐢 𝟐𝟖-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐌𝐚𝐝𝐚𝐬𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐤𝐚𝐚𝐬𝐡𝐢𝐠𝐚 𝐆𝐞𝐞𝐬𝐤𝐚 𝐀𝐟𝐫𝐢𝐤𝐚.

April 15, 2026
0

Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir-guddoomiyay kulankii 𝟐𝟖-𝐚𝐚𝐝 ee Wasiirrada Maaliyadda Madasha Iskaashiga Dalalka...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan la qaatay sii hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan la qaatay sii hayaha Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya

April 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa kulan la qaatay sii hayaha Safaaradda...

Ethiopian Air Force says it killed 35 Al-Shabab militants in Somalia

Ciidanka Qalabka Sida oo howlgal qorsheysan ku dilay ku dhawaad 60 ka tirsan Khawaarijta

April 15, 2026
0

Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgallo duqeyn ah ka fuliyay deegaannada Tardo oo ka tirsan gobolka Hiiraan, Ugunji...

Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay Howlgallo lagu dilay 60 Khawaarij ah

Wasaaradda Gaashaandhigga oo faahfaahin ka bixisay Howlgallo lagu dilay 60 Khawaarij ah

April 15, 2026
0

WAR-SAXAAFADEED Ciidanka Qaranka, oo kaashanaya saaxiibbada caalamka, ayaa howlgallo duqeyn ah ka fuliyay deegaannada Tardho ee gobolka Hiiraan, Ugunji ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In