Saturday, February 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska 23 guuradii dib u furidda Isbitaalka Madina oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xuska 23 guuradii dib u furidda Isbitaalka Madina oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo aay goobjoog ka ahaa Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka  Dr. Maryama Maxamed Xuseen, agaasimaha isbitaalka Dr. Maxamed Cabdiraxmaan Jaamac, madaxa kalkaaliyayaasha isbitaalka Hilaal Maxamed Nuur, madaxa dhaqaatirta Dr. Siciid Cabduqaadir, ururada bulshada, Xildhibaanada aqalka sare ee baarlamaanka, saraakiil ka socotay Hay’adda SoDMA iyo mas’uuliyiin kale oo badan.

Iyadoo ay tahay sanad guuradi 23-aad ee kasoo wareegtay markii dib loo furay Isbitaalka Madiina ayaa waxaa halkaas ka hadlay masuuliyiintii ka soo qeeybgashay munaasabada oo aad ugu dheeraaday taariilkhda isbitaalka Madiina.

Related posts

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

February 28, 2026
Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026

Ugu danbeeyntii, waxaa xafalda soo xiray Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maryan oo aad uga warbixisay marxaladihii uu soo maray isbitaalka una mahadcelisay Hay’adda ICRC, Ciidanka Booliska Soomaaliyeed iyo Wasaaradda caafimaadka oo hiil iyo hooba lagarabtaagnaa isbitaalka Madiina.

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda caafimaadka ayaa gudoonsiiyay abaalmarino shaqaalihii ugu fiicnaa isbitaalka Madiina sanadkii lasoo dhaafay.

Previous Post

Isu soo bax lagu taageerayay Madaxweynaha Turkiga Erdogan oo ka dhacay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post

Ciidan ka tirsan Daraawiishta Booliska oo tababar loogu soo xiray Dalka Jabuuti “SAWIRRO”

Next Post
Ciidan ka tirsan Daraawiishta Booliska oo tababar loogu soo xiray Dalka Jabuuti “SAWIRRO”

Ciidan ka tirsan Daraawiishta Booliska oo tababar loogu soo xiray Dalka Jabuuti "SAWIRRO"

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

Wasaaradda Duulista XFS oo jawaab ka bixisay warar been abuur ah oo laga faafiyey

February 28, 2026
0

Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya waxay si cad u beeninaysaa wararka been abuurka ah ee maalmahan lagu baahinayay baraha...

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

Mareykanka iyo Israa’iil oo weeraro duqaymo ah ka gaystay Iiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Israa’iil ayaa sheegtay inay gantaal ku weerartay Iiraan, halka sarkaal Mareykan ah uu u sheegay Al Jazeera in Mareykanku...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgal amni xaqiijin ah ka fuliyay qaybo kamid ah bariga Hiiraan

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta fuliyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay bariga gobolka Hiiraan, kaas oo qayb ka...

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo kulan Afurin ah ku qabatay xarunta Safaaradda ee magaalada Nairobi

February 28, 2026
0

RADIO MUQDISHO(NAIROBI):-Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Nairobi ayaa martigelisay  Cashadii Sannadlaha ahayd ee Afurka, taas oo xalay lagu qabtay Xarunta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In