Friday, April 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska 80 sano guurada ka soo wareegatay aas aaska Ciidanka booliska oo lagu qabtay Gaalkacyo

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
2 years ago
in Wararka
0
Xuska 80 sano guurada ka soo wareegatay aas aaska Ciidanka booliska oo lagu qabtay Gaalkacyo
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo ay soo qaban qaabiyeen Taliska ciidanka booliiska Dagmada Gaalkacyo ee Galmudug ayaa waxaa ka qeyb galay Taliyaha Ciidanka Booliiska Gaalkacyo Dhamme Cali Xirsi Sahal Saraakiisha Qeybaha kala duwan ee ciidanka booliiska Gobalka Mudug, Taliye ku xigeenka Ciidanka Xasilinta Booliiska Gobalka Mudug Dhamme Cabdifitaax Cali Faarax iyo  dhamaan Saaraakiisha saraakiil xigeenka Alifleeyda iyo dableyda ciidanka booliiska ee ku sugan Gaalkacyo.

Munaasabada ayaa intii ay socatay looga hadlay Taariikhda Ciidanka booliiska Soomàaliyeed iyo sidoo kale waxyaabihii u qabsoomay ciidamada booliiska Gobalka Mudug sanadkii lasoo dhaafay,  taas oo muujineeysa in ciidanka booliiska gobalka ay guulo la taaban karo ka gaareen howlaha sugida Amniga la dagaallanka khawaarijta iyo maandooriyaha

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Taliyaha Ciidanka Booliiska Degmada Gaalkacyo Dhamme Cali Xirsi Sahal ayaa gunaanadkii Hambalyo u diray Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed meel kasta oo joogaan

Previous Post

Akhriso: Taariikh nololeedkii AUN marxuumad Wasiir Khadiija Maxamed Diiriye

Next Post

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay xuska sannad-guurada 80aad ee aasaaska ciidanka Booliska

Next Post
Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay xuska sannad-guurada 80aad ee aasaaska ciidanka Booliska

Madaxweynaha JFS oo ka qeybgalay xuska sannad-guurada 80aad ee aasaaska ciidanka Booliska

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In