Saturday, April 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska dhalashada Nabigeena Muxumed N.N.K.H oo lagu qabtay Galgaduud “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan oo lagu maamuusayey Dhalashadii Nabigeena Muxumed (N.N.K.H) ayaa lagu qabtay Deegaanka Godin-labe ee Gobolka Galgaduud Bulshada Deegaanka oo isugu jirta Culidamada, Arday Dugsiyada, kuwa Iskuulada, Dhallinyaro iyo Haween ayaa waxa ay socod dheer ku soo mareen Bartamaha Deegaanka kuwaa soo isu soo baxay.

Socod dheer ka dib ayaa waxaa la isgu yimid Bartamaha Deegaanka waxaana halkaasi looga hadlay Siirada Nabigeena Muxammad (N.N.K.H) Culimadii Munaasabada ka hadashay ayaana waxaa ka mid ahaa Sh C/casiis Cali Mataan, Sh Maamuud Gaatame iyo Nabadoon C/lahi Farax Jimcaale dhammaantoodna waxa ay ka sheekeeyeen ahmiyada Munaasabadaani ay lee
dahay.

Related posts

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026

Gabagabadii Munaasabada lagu Xusayey Dhalashada Nabigeena Muxamed ( N.N.K.H) ayaa waxaa lagu soo gabagabeeyey Qasiidooyin Nabi ammaan ah.

DSC00726 DSC00725 DSC00713 DSC00710 DSC00707 DSC00706 DSC00705 DSC00704 DSC00702 DSC00700 DSC00699 DSC00698 DSC00697 DSC00695

Maxamed-deeq Cabdi Maxamed

Previous Post

Doorashada Aqalka Hoose ee Cadaado ka dhacay oo maanta hal kursi lagu tartamay

Next Post

Boqorka Wadanka Malaysia oo warqadda safiirnimo ka guddoomay danjiraha Soomaaliya ee wadankaas

Next Post
Boqorka Wadanka Malaysia oo warqadda safiirnimo ka guddoomay danjiraha Soomaaliya ee wadankaas

Boqorka Wadanka Malaysia oo warqadda safiirnimo ka guddoomay danjiraha Soomaaliya ee wadankaas

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo la kulmay xubno ka tirsan Dowladda Liibiya

April 10, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray Magaalada Tripoli ee...

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

R/ Wasaaraha XFS oo goor dhow Muqdisho ka daah-furaya tartanka Orodada ee Marathon-ka

April 10, 2026
0

R/ Wasaaraha Xukuumadda faderaalka Sooaaliya Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu Magaalada Muqdisho ka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo gaaray Caasimadda Liibiya ee Tripoli

April 9, 2026
0

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa gaaray magaalada Tripoli, caasimadda...

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS  oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

Wasiirka Wasaaradda Qoyska XFS oo kormeertay xarunta Tuullada Carruurta SOS

April 9, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa maanta kormeer howleed ku tagtay xarunta Tuullada...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In