Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska dhalashada Nabigeenna Muxamed N.N.K.H oo lagu qabtay Nairobi “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Xuska dhalashada Nabigeenna Muxamed N.N.K.H oo lagu qabtay Nairobi “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabad lagu maamusayay xuska dhalashada Nabigeena Muxamad N.N.K.H ayaa maanta lagu qabtay magaalada Nairobi, waxaana munaasabadda ka qeybgalay guddoomiyaha guud ee culumaa’udiinka Ahlu sunna Waljamaaca.

Munaasabadan oo aheyd mid ay soo qaban qaabiyeen culimaa’udiinka Ahlu sunna Waljamaaca ee ku nool magaalada Nairobi ayaa waxaa lagu xusayay dhalashada Xabiibkeena Muxamad N.N.K.H.

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026

Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeybgalay guddoomiyaha guud ee maamulka Ahlu sunna Waljamaaca, Sheekh Maxamuud Sheekh Xasan Faarax iyo qaar kamid ah mashaa’iqda Ahlu sunna ee ugu caansan xaafadda Islii.

Sheekh Cabdullaahi Cali Aadan oo ku hadlay magaca qabanqaabiyaasha munaasabadda iyo Sheekh Shardi Mire Salaad oo isna culimada goobta ka hadashay kamid ahaa ayaa ugu horreyn ka hadlay ujeedada munaasabadda, iyagoo sidoo kale ka sheekeeyay ahmiyadda ay leedahay in la weeneeyo dhalashada nabi Muxamad N.N.K.H.

“Kulankan waa Xusuusin loogu talo galay in dadka jecel Nabiga(N.N.K.H)ay ogaadan in la gaaray bishii mowliidka dhamanteena kulanka waan u simanahay Muhimaduna waxa ay tahay in aan nabiga dhalashadiisa muujino”  ayuu yiri Sh. Cabdullaahi Cali Aadan

“Waxaan rabaa inan dhalinyarada ku baraarujiyo inay ku dadaalan barashada diinta islaamka si ay u difaacaan,hadii uusan qofka baran oo uusan aqoon lahayn waxaa suurta gal ah in lagu marin hababiyo wax aan jirin sidaa darteed waa muhiin in dhalinyaradu ay diinta Bartaan” ayuu yiri  Sh. Shardi Mire Salaad.

Dhankiisana, guddoomiyaha guud ee maamulka Ahlu sunna Waljamaaca Sheekh Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa ku dheeraaday muhiimadda mowliidka, waxaana uu hoosta ka xariiqay in wax wanaagsan ay tahay in mar kasta la weeneeyo nabigeena Muxamad N.N.K.H.

“Waa muhiim in aan ogaano in aysan kuba jirin xafladaan aan hadda u fadhino in ay tahay mid banaan iyo mid aanan banaaneen ,  waxaa qiimo iyo wanaag inoo sii ah oo aan alle uga mahdineynaa in aan joogno goob aan ku muujineyno dhalashada Nabi Maxamad (N.N.KH)  ayuu yiri Sheekh Maxamuud Sh. Xasan Faarax

IMG_0344 IMG_0346 IMG_0348 IMG_0359 IMG_0360 IMG_0361 IMG_0362

Previous Post

Suldaan Faarax Maxamuud Maxamed oo beeniyay inay xireen ciidanka Nabad Sugidda Qaranka

Next Post

Shaqaalaha degmooyinka oo loo tababbarayo sida ay ugu adeegi lahaayeen bulshadooda

Next Post
Kulan looga hadlayo horumarinta dhaqaalaha dowladda Hoose Xamar

Shaqaalaha degmooyinka oo loo tababbarayo sida ay ugu adeegi lahaayeen bulshadooda

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In