Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska Maalinta Caalamiga ah xirfadda dhallinyarada Adduunka oo lagu qabtay Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Xuska Maalinta Caalamiga ah xirfadda dhallinyarada Adduunka oo lagu qabtay Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasbadaan oo lagu xusayay maalinta caalamiga ah ee xirfadda Dhallinyarada Adduunka oo ay soo agaasintay Hay’adda Qaramadda Midoobay ee UNASOM ayaa waxaa lagu qabtay Jaamacadda Accord ee magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeybgalay in ka badan kun dhallinyaro ah oo ka mid ah dhallinyarada ka qalin jabiyay Jaamacaddaha ku yaala gudaha dalka, isla markaana doonayay in ay xog badan ka helaan qaabka loo doono shaqooyinka banaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Aqoonyahano Jaamacadda Accord iyo Hey’adda UNASOM usoo xuleen ayaa bixinayay casharo la xariira sidii dhallinyarada ay isugu diyaarin lahaayen suuqa shaqada, qaabka loo raadiyo shaqooyinka, sida la isaga adkeeyo Warqadaha codsiga shaqooyinka IWM.

Qaar ka mid ah dhallinyarada ayaa uga mahadceliyay hey’adda UNASOM iyo Jaamacadda ACCORD barnaamijkaan ay soo qaban qaabiyeen oo ah mid wax tar badan u yeeshay dhallinyarada.

In dhallinyarada laga caawiyo sidii shaqo ay u heli lahaayeen waxaa ay sahleysaa baahida shaqo la’aan ee dalka ka jirta sannad walba maanta oo kale na Jaamacadda Accord oo kaashaneysa hey’adda UNASOM ayaa qabataa munaasabadda maalinta xirfadaha dhallinyarada Adduunka.

Previous Post

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo kormeeray xafiisyada Guddiyada Golaha

Next Post

Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo yeeshay kulan looga hadlayay qorshe howleedka

Next Post
Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo yeeshay kulan looga hadlayay qorshe howleedka

Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo yeeshay kulan looga hadlayay qorshe howleedka

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In