Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska Maalinta Oofwareenka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Xuska Maalinta Oofwareenka oo lagu qabtay Muqdisho “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waaxda Caafimaadka qoyska, Qaybteeda caafimaadka carruurta ayaa qabatay xuska maalinta Oofwareenka. Taasoo haddafkeedu yahay in aan dhamaanteen u qareemayno sidii lagu yareen lahaa dhimashadda Carruurta da’dooda ka yartahay 5 sano ee sababsada cudurka oo 13 daqiiqaba oo qof kamida duinada u dhinto.

Hal kudhiga sanadkaan ay qaadatay Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Maalinta Oof-Wareenka waxaa diirada lagu saaray sidii Soomaaliya qeyb uga noqon dadaallada lagu yareynayo asbaababah keena wasaqowga hawada iyo saameynta ay kuleedahay caafimaadka

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Wasaaradda Caafimaadku waxay muhiimad gaar ah siin doontaa hirgelinta qodobada kasoo baxay dood cilmiyeedka la qabtay intii lagu guda jiray xuska maalinta Oof-Wareenka ee 2021.

Munasabaddas waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dr Fawziya Abikar Nuur, iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka, qaar ka mida Isbitaaladda Magaalada, Agaasimaha Caafimaadka Gobolka Banadir, iyo xubno ka socotay Hay’adda Save the Children iyo UNICEF.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Hoygiisa ku booqday Madaxweynihii hore ee Dalka Shariif Sh. Axmed “SAWIRRO”

Next Post

Horjooge Maxamed Xasan oo isu soo dhiibay ciidanka XDS ee ku sugan Qoryooleey

Next Post
Horjooge Maxamed Xasan oo isu soo dhiibay ciidanka XDS ee ku sugan Qoryooleey

Horjooge Maxamed Xasan oo isu soo dhiibay ciidanka XDS ee ku sugan Qoryooleey

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In