Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Xuska sanadguurada Warbaahinta Qaranka oo iminka ka socoto xarunta Wasaaradda Warfaafinta “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Xuska sanadguurada Warbaahinta Qaranka oo iminka ka socoto xarunta Wasaaradda Warfaafinta “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xuska Warbaahinta Qaranka, gaar ahaan sanadguuradii 4aad ee ka soo wareegtay dib u howlgelinta Telefishinkta Qaranka, dib u howgelinta Radio Muqdisho iyo dib u furista Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa ka socota xarunta Wasaaradda Warfaafinta ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galayaan Wasiirka Warfaafinta Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye, Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdullaahi Colaad Rooble, xubno ka tirsan labada gole ee dowladda iyo mas’uuliyiin kale.

Xafladda ayaa waxaa iminka ku sugan madax kala duwan, oo uu ku jiro Wasiirkii hore ee Warfaafinta Mudane Cabdikariin Xasan Jaamac, qaar ka mid ah Madaxda Jaamacadaha Dalka oo uu ka midyahay Hormuudka Jaamacadda Somali International University (SIU) Prof Yaxye Cali Ibraahim, qeybaha bulshada iyo marti sharaf kale.

Related posts

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026

Sheekh Nuur Baaruud Gurxan oo ka hadlay xafladda ayaa howlwadeenada Warbaahinta Qaranka ku booriyay inay labo jibaaraan howlaha ay bulshada u hayaan, isla markaana madaxda sare ee dowladda looga fadhiyo inay il gaar ah ku eegaan howlwadeenada Warbaahinta Qaranka.

Munaasabadda ayaa ugu horeyn waxaa ka hadlay Agaasimaha Radio Muqdisho Mudane Cabdiraxiin Ciise Caddow oo tilmaamay in u jeedka xafladdu ay tahay dib u howlgelinta Warbaahinta Qaranka, gaar ahaan Telefishinka iyo Radio Muqdisho iyo dib u furista Wakaaladda Wararka Qaranka Soomaaliyeed ee SONNA, waxaana uu marti sharafta ka soo qeyb gashay xafladda uga mahadceliyay sida ay uga soo qayb galeen casuumaddii loo fidiyay.

Munaasabadda ayaa inta ay socoto waxa ay Madaxda Warbaahinta Qaranka ka hadli doonaan taariikhda markii ugu horeysay ee la aas aasay Telefishinka sanadkii 1983-dii iyo dib u howlgelinta Tv-ga ee 4-tii April ee sanadkii 2011-ka, dib u howlgelinta Radio Muqdisho iyo waxyaabihii u qabsoomay iyo qorshayaasha iminka u degsan Madaxda Warbaahinta Qaranka.

IMG_2748 IMG_2781 IMG_2795 IMG_2799 IMG_2800 IMG_2806 IMG_2807 IMG_2809 IMG_2818 IMG_2819 IMG_2820 IMG_2821 IMG_2823 IMG_2825 IMG_2827 IMG_2828 IMG_2829 IMG_2835 IMG_2843 IMG_2848 IMG_2850 IMG_2856 IMG_2857 IMG_2858 IMG_2861 IMG_2863 IMG_2864 IMG_2865 IMG_2869 IMG_2873 IMG_2875 IMG_2879 IMG_2886 IMG_2887 IMG_2888 IMG_2890 IMG_2891 IMG_2895 IMG_6569 IMG_6571 IMG_6575 IMG_6577 IMG_6579 IMG_6580 IMG_6584 IMG_6587 IMG_6588 IMG_6590 IMG_6594 IMG_6596 IMG_6598 IMG_6600 IMG_6603 IMG_6605 IMG_6607 IMG_6608 IMG_6610 IMG_6611 IMG_6613 IMG_6614 IMG_6615 IMG_6616 IMG_6617 IMG_6618 IMG_6619 IMG_6622 IMG_6623 IMG_6624 IMG_6625

Sawir Qaade:- Qadar Cali Nuur iyo Maxamed Cabdiweli

Previous Post

Guddiga amniga Qaranka ee baarlamaanka oo la kulmay Wasiirka Amniga iyo saraakiil ciidan

Next Post

Kooxaha Manchester United,Swansea,Everton, Leicester City iyo QPR oo Guulo Gaaray”Sawirro”

Next Post
Kooxaha Manchester United,Swansea,Everton, Leicester City iyo QPR oo Guulo Gaaray”Sawirro”

Kooxaha Manchester United,Swansea,Everton, Leicester City iyo QPR oo Guulo Gaaray"Sawirro"

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo qaabilay Taliyaha Ciidanka Badda

September 28, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Hay’adda kulan kula qaatay Taliyaha Ciidanka...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran oo lagu qabtay Degmada Guriceel

September 28, 2026
0

Waxaa Degmada Guriceel ka qabsoomay kulan iyo olole ballaaran oo lagu taageerayey musharraxiinta Ururka Siyaasadeedka Talo Qaran ee u taagan...

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In